Dhaqamadii Iyo Ficiladii Yaabka Lahaa Ee Muccamar Al-Qaddaafi
Araweelo News Network

Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah ficiladii geesinimo, go’aamadii iyo hab-dhaqankii siyaasadeed iyo kuwii bulsho ee uu lahaa Madaxweynahii hore ee Liibiya Muccamar Al-Qaddaafi, kuwaas taariikhda galay mudadii uu dalka Liibiya xukumayay.

Dhacdooyinkaa oo lasoo ururiyay halkan ka daawo.