Share this:

" />
Telesom Dahabshiil

Al-shabaab Oo Galaalafay Xero Ciidamada AMISOM Ku Lahaayeen Duleedka Muqdisho Khasaaraha Dhimashada Ku Dhowaad 50 Askari

alshabaab1Mogadishu(ANN)Al-shabaab ayaa galalaftay xero Ciidamada nabad ilaalinta AMISOM ku lahaayen duleedka magaalada Muqdisho, taas oo ku taal Leego oo qiyaastii 62 miles Woqooyi galbeed kaga beegan Muqdisho. Ku dhwaad 50 ka md ah ciidamada AMISOM ayaa ku dhintay weerarkaa oo Al-shabaab kula wareegtay gacan ku haynta goobtaa sida ay wakaaladaha wararka u sheegeen dadka deeganku. Cali Nuur Maxamed oo ka mid ah Odayaasha deegaanka ayaa u sheegay wargeyska The guardian in ay A-shabaab la wareegeen xeradaa kadib weerar saacado socday oo ay ku dileen Askar baddan oo ka tirsan Ciidamada AMISOM ee deganaa xerada.kadib qaraxyo waaweyn iyo weerar wada socday oo ka dhacay halkaa.

Warar kale ayaa sheegaya in ay qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada AMISOM nolol ku qabteen, isla markaana goob fagaare ah kala hadleen bulshada deegaanka, iyadoo aanay jirin warar si dhab ah u sheegaya xaalada dhabta ah ee goobtaa oo dagaal culus ka dhacay, kaas oo noqonaya weerarki ugu khasaaraha badnaa ee ay u geystaan ciidamada AMISOM dhawrkii bilood ee u danbeeyay, iyadoo weerarkan kusoo beegmay xiliga bisha Barakaysan ee Ramadaan oo ay Al-shabaab looga bartay inay kordhiyaan weerarada ay ku hayaan ciidamada AMISOM iyo kuwa dawlada Somalia.

Araweelo News Network
Somaliland Office
Email info@araweelonews.com
Jaamac132@gmail.com
Twitter: Arraale M Jama @Araweelonews

 

Smiley face

About the Author

- Arraale Mohamoud Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a web site based in Somaliland. who is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 WhatsApp + 252 65 910 7347.

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Advertisement

Smiley face

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp