Berbera(ANN)-Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa si cajiib ah looga dabbaal-degay Xuska 28-guurada gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May oo maanta ku beegnayd, waxaana Shacab iyo Ciidammo la isugu soo baxay Berriga iyo Badda oo ay Gaadiidka Badda oo Calanka Somaliland lagu xardhay lagu dammaashaaday.k
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Halkan ka Daawo


