Badhan(ANN)-Magaalada Badhan ee bariga gobolka Sanaag, ayaa si ballaadhan looga 28-guurada madax-bannaanida Qarannimada Somaliland ee 18-ka May oo maanta dalka oo dhan laga xusay.

Munaasibada Degmada Badhan, waxa kala qaybgalay Shacabka masuuliyiinta heer degmo oo dadweynaha u jeediyay khudbado lagaga hadlayo maalintan iyo sida ay Somaliland ugu wayn tahay iyo sida loogu baahan yahay in Bulshada Degmadda Badhan iyo guud ahaan shacbiga  Somaliland gacmaha isu qabsan lahaayeen, isla markaana looga shaqayn lahaa horumarka iyo nabadgelyada .

Halkan Ka Daawo:

Badhan xuska 18 May 2019