Araweelo News Network


Hargesa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo), ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay maanta Qasriga Madaxtooyadda Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.


Kulankaa Oo ahaa mid albaabada Loo xidhay Oo ay warbaahintu dibedda Ka Joogtay, waxa markii Uu dhamaaday Ka warbixiyay, Isla markaana Shaaciyey Go’aamadii laga Soo saaray Afhayeenka Madaxtooyadda Iyo Guddomiyaha Hay’adda shaqaalaha.

Halkan Ka Daawo Go’aamadii kasoo baxay.