Araweelo News Network

Murrashaxa KULMIYE Muuse Biixi

 

Oodweyne(ANN)-Guddoomiyaha KULMIYE, Isla markaana ah Murrashaxa Xisbigaa ee Madaxweynaha Muuse Biixi Cabdi, ayaa Khudbad la Xidhiidha Ololihiisa u jeediyay Bulshada Oodweyne ee Xarunta gobolka Daad-madheedh.

Murrashax Muuse Biixi, Waxa kale oo uu fariin u diray Labada murrashax ee tartanku ka dhexeeyo WADDANI, Cabdiraxmaan Cabdullaahi (Ciro) Iyo UCID Faysal Cali Waraabe, isagoo ku guda jiray  Ololihiisa doorashada Madaxtooyadda oo ku beeganaa shalay maalintii labaad ee Xisbiga KULMIYE.

 

Halkan Ka Daawo Murrashax Muuse Biixi oo la hadlaya shacbiga Oodweyne.