Araweelo News Network

Burco(ANN)-Tagaaerayaasha Magalada Burco ee WADDANI oo galay Ololaha Maalintii Afraad ee Dalka, ayaa  iskugu soo baxay fagaaraha weyn ee Burco.

Murrashaxa  xisbiga mucaradka ah ee WADDANi, mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro,ayaa kala qaybgalay isu soo baxa.

Halkan Ka Daawo