En Cali Xoor Xoor

Eng. Cali Cumar Maxamed Photo file Araweelonews.com

Berbera(ANN)Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-Xoor), ayaa sharxaad ka bixiyay ahmiyada maalgashi lagu sameeyo Dekedda magaalada Berbera u leeyahay dadka dalka, wuxuuna tusaale usoo qaatay Dekedda Caalamiga ah ee Dubai oo uu sheegay in labaatan sannadood ka hor sidii ay ahayd maanta si  weyn uga duwantahay.

Eng. Cali oo warbaahinta kula hadlay maanta guddaha Dekedda Berbera. kadib safar ay isaga iyo wefdi ka tirsan xukuumadda kaga soo laabteen dhinaca Dubai, kaas oo qayb ka ahaa wadahadal ay la lahaayeen ganacsato iyo shirkado danaynaya inay maal gashadaan dekedda, wuxuu ku tilmaamay arrintaa mid fursad weyn u ah Somaliland.

warkaa oo dhamaystiran Halkan Riix