Aaraweelo News Network

 

Hargeysa(ANN)-Madaxtooyadda Somaliland, ayaa ka hadashay xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) oo maalmihii u danbeeyay hawlo caafimaad u joogay dalka Imaaraadka Carabta.

 

Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Xuseen Deyr, ayaa maanta sharaxaad kooban ka bixiyay xaalada Caafimaad ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo, kadib markii warar kala duwan kasoo baxeen caafimaadka Madaxweynaha ee xiligan.

 

Halkan ka Daawo Afhayeenka oo ka hadlaya Caafimaadka Madaxweynaha.