Araweelo News Network

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Tirinta madax-taabashada ah ee shaqaallaha dawladda oo laga bilbaabay Madaxtooyadda.

Madaxweynaha, ayaa fariin ku waajahan hawsha tirinta shaqaallaha u diray dhammaan shaqaallaha.

Halkan ka Daawo