Araweelo News Network

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi

 

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waraysi uu siiyay Weriyaha Idaacada VOA ee Somaliland Barkhad Maxamuud Kaariye, kaga hadlay arrimo badan la xidhidha dhismaha xukuumaddiisa, socdaaladii uu dhowaan kaga soo laabtay Dalalka Ethiopia Iyo Djibouti Iyo Arrimaha ay ka wada hadleen.

sidoo kale waraysigaa ayaa Weriyihu wax kaga weydiiyay Madaxweynaha qorshayaashiisu ku waajahan Siyaasada Soomaaliya, waxa uu Doonayo in lagu jiheeyo Dhalinyaradda Iyo waxa uu ka Yeelayo Masuuliyiinta xukuumaddii hore la soo shaqeeyay ee wali xilalka haya Iyo arrimo kale.

Halkan Ka Daawo waraysigaa oo dhamaystiran.