Araweelo News Network

madaxweynesilanyolGebilay(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo saaka booqasho gaaban ku tegey magaalada Gebilay, ayaa ka qaybgalay xaflad loo sameyay Arday ka qalinjebisay Jaamacadda Timacade ee magaalada gebilay.

Halkan Ka Daawo Hadal kooban oo Madaxweynuhu ka jeediyay munaasibadaa