Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Miisaaniyadda 2022, ayaa la qorsheeyay in laga fuudhyeelo kordhinta Macalimiinta iyo Dugsiyo cusub oo dalka oo dhan laga hirgelinayo si loo tayeeyo adeegyada waxbarashada dalka.

Sidoo kale, waxa lagu sheegay muuqaalkan in dhinaca Ceelasha Biyaha wax laga qabanayo si loo helo Biyo naadiif ah , iyadoo la dhisayo Ceelal dhaadheer iyo Biyo xidheeno dalka oo dhan ah.

Waxa kale, miisaaniyadda 2022, ku jira, Biyo ballaadhinta Hargeysa, Kaydka Biyaha ee Burco iyo Ceergaabo.

 

Halkan Ka Daawo Muuqaalka