Hargeysa(ANN)- Munaasibadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, maanta si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad ee barnaamijka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne ee duleedka dhinaca waqooyi Bari kaga beegan caasimadda Hargeysa

Xidhitaanka barnaamijka carbiska shaqo qaran ee Madaxweynahu soo xidhay wejigii koowaad muuqaalkiisa oo dhamamyastiran halkan ka Daawo.