Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa u dabaaldegay sannad-guuradii 62 ee kasoo wareegtay markii u horaysay ee geyiga Soomaalidu degto la saaro calanka xornimada

Alt: Araweelo News Network.
Munaasibada xuska maalintii xoriyadda ay Somaliland ka qaadatay Boqortooyadii Miadwday ee Britain 26 Jun 1960, sanand guuradii 62aad oo lagu qabtay Qasriga Madaxtooyadda Somaliland.

.

62  Sannadood ka hor waxay ahayd Caawa oo kale markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Midawday ee Great Britain 26 Jun 1960-kii, waxaana munaasibadda xuskaa lagu qabtay caawa qasriga Madaxtooyadda Somaliland ee Hargeysa..

Halkan Ka Daawo Muuqaalka oo Toos Ah

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

tiktok.com/@araweelonews

araweelonews.tumblr.com

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com