Araweelo News Network.

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn u dhaleeceeyay go’aamadii kasoo baxay shirka Burco  oo ku waajahnaa khilaafka siyaasadeed ee ka taagan murranka arrimaha doorashooyinka.

ALt: Araweelo News

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlaya munaasibadda xuska aassaaska ciidanka Booliska Somaliland 3 Nov 2022, Image Araweelo News Network.

Madaxweyne Biixi oo ka hadlayay xuska munaasibadda aassaaska ciidanka Booliska Somaliland oo sanand walba la xuso 3 November.

 

Munaasibadaa oo Madaxweynuhu khudbad ka jeediyay, wuxuu si cad ugu sheegay in aannay wax la aqbali karo waxa kasoo baxay shirka Burco ee lagaga hadlayay arrimaha doorashada.

 

Muuaalkan Ka Daawo Madaxweyne Biixi oo ka hadlaya arrimahaa iyo kuwo kale.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us Twitter@Araweelonews

Facebook@AraweeloNews

instagram@araweelonews

tiktok.com/@araweelonews

 araweelonews.tumblr.com

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com