Araweelo News Network

 

Hargeysa(ANN)-Ururrada siyaasadda Somaliland, ayaa ka hadlay marxalada dalku marayo iyo khilaafka siyaasadeed ee xilligan taagan,  waxayna sharci daro ku tilmaameen go’aankii ay labada xisbi mucaarad kalsoonida kagala noqdeen xukuumadda Madaxweyne Biixi.

Bayaan ay maanta soo saareen waxay sagaalka Urur siyaasadeed ku sheegeen in xukuumadda hada joogtaa xilka sii haynayso ilaa laga helayo mid kale oo doorasho ku timaada oo badashadu soo doorato.

 

Ururrada cusub ee siyaasadda Somaliland, ayaa sidoo kale, sheegay in aannay aqbalayn wada-hadalo kasta oo dhexmara Madaxweynaha iyo mucaaradka oo aannay qayb ka ahyn.

 

Bayaanla ay soo saareen 15-ka Urur siyaasadeed halkan ka akhriso.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

 

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com