#Araweelo_News_network.

Hargeysa(ANN)-Koox muwaadiniin aqoonyahan ah, ayaa soo bandhigay bayaan ku saabsan xaaladda Magaalada Laascaanood iyo sababaha salka u ah in fashil siyaasadeed ay waajahdo xukuumadda Madaxweyne Biixi, iyadoo ay suryooyin ooddan galeen wadiiqooyinka siyaasadee ee xal loogu raadin lahaa arrimaha Laascaanood, isla markaana aannay marnaba xal u muuqan cuddud millateri oo loo adeegsado.

Bayaan ay soo saareen kooxdaasi halakan ka akhri.