Araweelo News Network

Berbera(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyaynta Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa diyaarad sida shixnad dawooyin ah u diray xarunta gobolka Togdheer ee magaalada Burco oo cudurka shuban-biyoodku halkeeyay.

Shixnada Dawooyinka ah oo Diyaaradu ka dejisay Magaalada Madaarka Magaalada Berbera, wax aka hadlay Wasiir Cali Cali Mareexaan oo goob joog ka ahaa.

Halkan ka Daawo.