Xukuumada Somaliland oo ka Noqotay Go’aankii ay ku Mamnuucday Qaxootiga Soomaalida ah ee Ka Imanaya Yemen
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa ka noqotay go’aankeedii ee ahaa inay joojiyey qaxootiga Yemen ee ka soo degi jiray dekedda Berbera, gaar ahaan dadka Soomaalida ah, iyadoo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cadde uu sheegay in qaxootigaas la joojiyey toddobaadkii hore.
Hasayeeshee, Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa qoraal uu ku faafiyey boggiisa Twitterka ku caddeeyey in laga noqday go’aankaas hore, isla markaana Somaliland ogoshahay in Soomaalida qaxootiga ah ee ka soo cararay dagaalada Yemen ka soo degi karaan dekedda Berbera, kadibna loo gudbin doono degaannada ay u kala dhasheen.
Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali,waxa u daboolka ka qaadey in aanay Xukuumadu diyaar u aheyn in ay qaabisho Qaxootiga Yemen,ee u dhashey Wadanka Soomaaliya isagoo ku sababeeyay in aanay jirin ogolansho dhinaca dhaqaalaha ah oo ay beesha caalamku ku aqbashey in qaxootiga Soomaaliya,ee kasoo cararey dagaalada wadanka Yemen ku talagal ahaan ay ugu talagashey in loo qaabilo qaxoonti ahaan,haseyeeshee, ay qaabilayaan qaxoontiga u dhashey Wadankaasi Yemen iyo waliba kuwa Itoobiyaanka ah laakiin, waxa uu Wasiirku xusey in loo sameyn doono naxariis iyo
in loo gudbiyo wadankoodii, kuwa hore qeybaha kalena la joojiyay.
Hadalkan Wasiir Xirsi ee ku sahabsan Qaxoontiga Soomaaliyeed oo uu ku faafiyay bogiisa tiwterka oo ahaa qoraal ku qoran luqada ingiriisiga ayaa daba socdaa hadal u dhawaan Warbaahinta ka jeediyay, Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade,kaas oo ku sahabsanaa qaxoontiga Soomaaliyeed ee kasoo cararey dagaalada kasocda Wadanka Yaman. Balse xukuumadda Somaliland ayaa dhegxumo Iyo canbaarayn ka dhaxashay go’aankaa.
admin - Arraale Mohamoud Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist
Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a website based in Somaliland. Arraale is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 <https://web.whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences and repeat visits. By clicking “Accept”, you consent to the use of ALL the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Any cookies that may not be particularly necessary for the website to function and is used specifically to collect user personal data via analytics, ads, other embedded contents are termed as non-necessary cookies. It is mandatory to procure user consent prior to running these cookies on your website.