Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay did-u-dhiska Wadada isku xidha Magaalo ganacsiyeeda Wajaale iyo Kala-Baydh.

Dhowaan, ayaa dib-u-dhiska wadada lagu bixiyay qandaraas dhawr Milyan oo dollar ah, kaas oo ay ku guulaysatay shirkadda dhismaha ee uu leeyahay Ganacsade Suldaan Cabdirisaaq Maxamed Faraax (Cummaani).

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa hadal kooban ka jeediyay munaasibada uu ku dhagax dhigay Wadada Wajaale iyo Kala-baydh.

Halkan Ka Daawo.

https://youtu.be/Qu7HaMgw45E