Araweelo News Network.

 

#Somaliland: Ciidanka Ilaalada Ka Hadlay Waxyaabo Ay Kala Kulmeen Hawgal Xeebta Bariga Saaxil

Berbera(ANN)-Taliska Guud ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ee fadhigiisu yahay Magaalada Berbera, ayaa sameeyay hawlgal dhanka Badda ah oo qaatay dhawr iyo labaatan saacadood.

Hawgalkaa oo ay kusoo mareen xadka dhinaca Badda ee gobollada Saaxil iyo Sanaag, waxay markii ay kasoo laabteen ka warameen waxyaabihii ay kula kulmeen Badda.

Halkan Ka Daawo Taliye Xiirane iyo Saraakiisha kale oo ka hadlay hawlgalkaa.