Araweelo News Network

trump-not-mypresidentWashington(ANN)Dad ka cabsi qaba xilliga Madaxweynanimo ee Donald Trump, ayaa banaanbaxyo ka wada Gobolada dalka Maraykanka qaarkood, kuwaas oo wada banaanbaxyo nabadeed oo ay ka qayb qaadanayaan kumanaan ruux.

Dhinaca kale waxa xilligan ay xisbiga Dumuqraadiga ee uu Mr. Donald Trump ka badiyey doorashada qorshaynayaan inay si kale uga hor istaagaan kursiga.

Halkan ka Daawo