Month: February 2015
Xoggo Laga Helay Nin iyo Gabadh Dhalashada Holland Haysta oo Fuliyey Weerarkii Muqdisho
Hargeysa(ANN/AFP)Wakaalada wararka ee AFP, ayaa baahisay in laba qof oo haysta dhalashada dalka Holland ee Qaaradda Yurub fuliyeen weerarkii ay ku dhinteen 25 qof oo isugu jira masuuliyiin, siyaasiyiin, xildhibaanno iyo dad rayid ah, kuna dhaawacmeen in ka badan 50
Haweenay Guursatay Mid ka Mid ah Martidii Xafladda Arooskeeda ka soo Qaybgashay
India(ANN)Haweenay u dhalatay dalka Hindiyia, ayaa guursatay mid ka mid ah raggii ka soo qaybgalay xafladda arooskeeda, kadib markii ninkii guursan lahaa uu ku soo booday xannuun suuxdimaha oo laga qarinaayey gabadhan, kaasoo keenay inuu miyir doorsoomo, cusbitaalkana loola cararo.
Hoggaanka Xisbiga WADDANI Ee Guddoomiya Golaha Sharci Dejinta Wuxuu Ku Gefay Sharcigii Iyo Golihii Uu Madaxda U Ahaa: By. Maadhiin Tayuub
Waxa maalmahan laga hadlayey doorashada inay mudadeeda ku dhacdo, waxaana amawduucaa aad u hadal hayay Asxaabta Qaranka, haddaba marka aynu iswaydiino doorashadu haddii ay wakhtigeeda ku dhici waydo yaa iska leh denbigeeda, maxaase dhici kara? Annigu marka aan arrintaa rayigayga
Siyaasadda u Rahman Baasaboorka Djibouti: By. Muuse Daahir
“Horta Xuskii hore ee Afka Somaliga ee ka Dhacay Djibouti, Madaxweyne Siilaanyo isagoo maxay metelaya ayuu ka qaybgalay? Illeyn Akademiyadda Afka Somaligu waxay ka kooban tahay Afar Degmo oo kala ah Somalia, Djibouti, Ethiopia iyo Kenya” Maanta waxaa magaalooyinka Muqdisho
Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dhawaaqyada Mucaaradka Ee Dhamaadka Mudada Xukuumadda Iyo Hawlaha Diiwaangelinta
Hargeysa(ANN)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa ka hadlay eedaymaha mucaaradka ee dhinaca dib u dhaca doorashada iyo muddo kordhinta ay marar baddan xukuumadda ku eedeeyeen inay qiil u raadinayso. Sidoo kale wuxuu ka hadlay arrimaha Diiwaangelinta Medeniga
Madaxweynihii La Inqilaabay Ee Dalka Yemen Oo Sheegay Inuu Yahay Madaxweyne Markii Uu Gaadhay Magaalada Koonfurta Ee Cadan Baaqna U Jeediyay Xuutiyiinta Xabsi Guriga Ku Hayay
Aden(ANN)Madaxweynihii xukunka laga tuuray ee dalka Yemen Cabdiraboo mansuur Haadi, ayaa gaadhay magaalada Koonfurta ee Cadan kadib markii laga soo daayay xabsi guri uu ku jiray tan iyo markii Malayshiyada shiicada ee Xuutiyiintu qabsadeen magaalada caasimada ah ee Sanca dabayaaqadii
Madaxbannaanida Odhaahdu – Ma in Col Loo Baaqaa? Qallinkii Xassan Cumar Hoorri
Qormadan waxaa ay ku soo baxday afka Hingiriisiga iyadoo lagu daabacay in ka badan 60 saxaafadood. Ilaa hadda waxaa akhriyey dad gaadhiya 17,432. Waxaa aad Ka akhrin kartaa: http://www.opednews.com/articles/Free-Speech-to-Invite-Evil-by-Hassan-Horri-Anti-islam_Charlie-Hebdo_Free-Speech_Islam-Muslim-150125-376.html Waxaa ay ahayd masuuliyad xumo, kolkii warsidaha Charlie Hebdo uu gaas
Raysal Wasaaraha Somalia Oo Ka Hadlay Tallaabada Xukuumaddiisu Qaaday Kadib Weerarkii Khasaaraha Dhaliyay
Mogadishu(ANN)Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ee xarunta Somalia, wuxuuna ka hadlay weerarkii Argagixiso ee shalay Al-shabaab ku qaadeen hotelka Central oo ay ku sugnaayeen Raysal Wasaare ku
Wararkii U Danbeeyay Ee Qarax Sababay Dhimashada Xildhibaano Iyo Dhaawacyo Masuuliyiin Uu Ku Jiro Raysal Wasaare Ku Xigeenka Dawlada Somalia
Magacyada Masuuliyiinta Ku Dhintay Iyo Kuwa Ku Dhaawacmay Qaraxa Mogadishu(ANN) Rayasal Wasaare ku xigeenka Dawlada Somalia, isla markaana ah ku simaha Raysal Wasaaraha Maxamed Cumar Carte Qaalib iyo xubino kale oo ay ku jiraan qaar ka mid
Darraasad Lagu Oggaaday Shakhsiyaadka Ugu Awoodda Baddan Adduunka Saacadaha Hurdada Ay Seexadaan
Tel Aviv(ANN)Baadhitaan cusub oo la sameeyey, ayaa bedka soo dhigay caaddooyinka hurdo ee qaar ka mid ah hoggaamiyayaasha iyo shakhsiyaadka dunida ugu awoodda badan, gaar ahaan inta saacadood ee ay seexdaan habeenkii si ay shaqooyinkooda u gutaan marka ay soo