Month: May 2015
Golaha Deegaanka Shaffield Oo Keeg Weyn Ku Xardhay Xaflad Loo Qabtay Munasibada 18 May
Sheffield(ANN)Golaha Deegaanka Sheffield, ayaa xaflad u qabtay Munaasibada 24 guuradii kasoo wareegtay markii ay Somaliland dib ula soo noqotay xoriyadeedii 18 May 1991-kii ee ay ka baxday midnimadii ay la gashay Jamhuuriyadii Somalia 26 Jun 1960. Munaasibadaa oo Xubnaha golaha
Al-shabaab Oo Maxaadaro Dhoolatus Ah Ka Jeedisay Masjid Ku Yaal Gudaha Dalka Kenya
Gaarisa(ANN)Dagaalyahanka Al-shabaab, ayaa Maxaadaro Diini ah oo dhoolatus ah ka jeediyay Masjid ku yaal gudaha dalka Kenya. Kadib markii ay saacado kooban si lama filaan ah u qabsadeen, sidaana waxa Idaacada BBC-da u sheegay hogaamiyayaal deegaanka ah, kuwaas oo xaqiijiyay
Haweenayda Xafiiska Samafalka Ee Madaxtooyadda Somaliland Oo jawaab Ka Bixisay Doorka Haweenka Madaxtooyaddu ku Leeyihin Go’aamada Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa (ANN)Maareeyaha Xafiiska Samofalka Madaxtooyada Somaliland Marwo Aamina Maxamuud Diiriye, ayaa ka hadashay doorka Haweenka awoodda baddan ee lala xidhiidhiyo inay wax ku leeyihiin tallada Madaxtoyadda. Marwo Aamina waxay waxba kama jiraan ku tilmaantay eedaymaha siyaasiyiin ka mid ah mucaaradku
Xuutiyiinta Oo Go,aanka Sucuudiga Kaga Jawaabay Boqolaal Gantaal Oo Lagu Ganay Dalkiisa
Sanaa(ANN)Dagaalyahanka Xuutiyiinta, ayaa Boqolaal gantaal kaga jawaabay shirka Sucuudigu kusoo gebagebeeyay dalkiisa èe lagaga hadlayay xaalada dalka Yemen, kaas oo ay ka qaybgashay Xukuumada masàafurisa ku maqan ee Abdoraboo Man sour oo sucuudigu tàgeero ay ka qaybgashay. Shirkaa oo aanay
The surprising books on Osama bin Laden’s reading list
Conspiracy theories and a taste for the apocalyptic By QUENTIN FORETELL PERSONAL FINANCE REPORTER Washington(ANN)Osama bin Laden liked to read about the New World Order — a conspiracy theory that holds that a secretive, rich and powerful group wants to
Allahayaw Qabriga U Nuur-Maanso Baroordiiq Ah
Abwaan Axmed C/rashiid Xassan (jilbo cuur) Maanasadan Baroor diiqda ah waxaa tiriyay Abwaan Axmed Cabdirashiid Xasan(Jilbo cuur) waxaanu ALLE ugu baryayaa in uu qabriga u nuuro oo uu naxariistiisa macaan ugu deeqo hooyadii Marxuumad Abwaan Nimco Aadan Hurre(Nimco Gabaydo) waxaanu
Xukuumadda Somaliland Oo Ku Kala Qaybsan Tallaabooyin La Filayay In Laga Qaado Ilaa Labaatan Hay’adood Oo Caalami Ah Iyo Kuwo Dawli
Hargeysa(ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa ku kala qaybsan qorshe la xidhiidha Tallaabo la doonayay in laga qaado Hay’addo Caalami ah iyo kuwo dawli ah oo ka hawlgala Somaliland, kuwaas oo aan magacyadooda la shaacin, balse la filayay inay Xukuumadda Somaliland ka qaado
Qaramada Midoobay Oo ka Wer-wersan Inay Somali Usoo Talaabaan Jihaad-doonka Yemen
New York(ANN)Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa warbixin cusub kaga digay in dhibaatada Yemen ay dhici karto in ay furto jid ay dadka jihaad doonka ahi ka soo galaan Soomaaliya, halkaas oo ku taalla gacanka cadmeed. Ban Ki-Moon
Habro Uu Horkacayo Sarkaalka Maamulka Lacagta Ee Sirdoonka Oo xilka Ka Qaaday Maayarkii Xiis
xilka ka qaaday oo ah sarkaalka maamulka iyo lacagta ee ciidanka sirdoonka qaranka Maxamed Cali Shabeel iyo habro uu hor kacayo taasna Waa Lama Arag. Sarkaalkan oo siduu noo sheegay ay habrowadaag dhow yihiin Madaxtooyada kamuu mid ahayn dadki u
Daawo Cartoon BBC-da Afsoomaaliga Laga Sameeyay
Qaybta Af-Somaliga ee BBC’ da oo Eex, Xin iyo Xaasidnimo lugta u qabatay duulimaadka Diyaarad laga leeyahay Somaliland, oo ku haadaysay duulimaad hoose. By Mohamed Farah Post Views: 555