Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2015

Total 60 Posts

WADDANI Oo Ku Baaqay Mudaharaad Kadib Shirka Labada Xisbi U Furmay Oo U Muuqda Mid Siqiiray Markii Uu La Kowsaday Saraakiil Iska Casishay Iyo UCID Oo Gaashaanka Ku Dhiftay

Hargeysa(ANN)Guddoomoyayaasha labada xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID oo maanta shir uga furmay Hotel ku yaal Magaalada Hargeysa, ayaa ku kala qaybsamay baaq Xisbiga WADDANI ku dhawaaqay caawa oo taageerayaashiisa uu kaga dalbay inay isugu soo baxaan mudaharaad lagu diidanyahay

Xildhibaan Lagu Khaarajiyay Muqdisho Oo Al-shabaab Sheegatay

Muqdisho(ANN)Dablay hubaysan ayaa magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ku khaarajiyay xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Dawlada Federaalka ku meel gaadhka ah ee Soomaaliya. Kadib markii tacshiirad lala beegsaday isaga ilaaladiisa. Xildhibaanka oo lagu magcaabi jiray Cabdullaahi Xuseen, ayaa lagu dilay Degmada Dharkaynleey

Fanaanada Weyn Ee Sahra Halgan Iyo Saraakiil Kale Oo Iska Casilay Xisbiga Mucaaradka WADDANI

Hargeysa(ANN)Fanaanada caanka ah ee Sahra Halgan iyo saraakiil kale oo kala ahaa ayaa maanta iska casilay xilalkii ay ka hayeen Xisbiga mucaaradka ee WADDANI, waxayna ku sifeeyeen is casilaadooda mid ka dhalatay maamul xumo iyo markii ay fahmi waayeen sida

Dadka Reer Kongo Baranbaranda Ayay Ka Jecel Yihiin Cunista Hilibka Lo’ada Qaramada Midoobay Oo Ku Amaantay Quudashada Cayayaanka

Sanadii u danbeeyay waxaa dadweynaha ku nool Jamhuuriyada dimuqraadiga ah ee Kongo ku soo badanayey isticmaalka cayayaanka la dubo ee cunto ahaanta loo isticmaalo, talaabadan oo la aaminsan yahay inay daawo ka tahay sidii looga hortegi lahaa xaalada cunto yaraaneed

Ganacsade Siciid Sheekh Cumar Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Ka Qaygalka Shirka Caalamiga Ah Ee Madaxweyne Obama Furay

Nairobi(ANN)Mulkiilaha Hudheelka Summer-Time Restaurant oo ka mid ah Huteelada ugu caansan Somaliland Mr. Siciid Sheekh Cumar ayaa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya kaga qayb-galay shirka caalamiga ah ee Hal-abuurka Ganacsiga adduunka, kaas oo Madaxwaynaha Maraykanka Barck Obama iyo Madaxweynaha

Madaxweyne Obama Oo Gaadhay Kenya Kana Hadlay Arrimo Baddan

Nairobi(ANN)Madaxweynaha Dalka Maraykanka Barack Obama ayaa gaadhay xarunta dalka Kenya ee Nairobi, iyadoo Ammaanka si gaar ah loogu adkeeyay xarunta uu shirku ka dhacyo ee magaalada Nairobo,Wadooyinka Nairobi oo looga bartay mashquul waxay maanta intooda badan ahaayeen faaruq, isla markaana

Madaxweyne Siilaanyo wuxuu Maxbuus u noqday Beenta Saaxiibadii

Waxqabadka Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Sheegato Waxyaaladeeda Ka badan Maanta Waxa ku eeg ama ku dhamaaday xilkii Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa loo doortay iyo hal bil oo loogu talo galay inuu ku diyaariyo xilwareejinta,. Hadaba bal aynu qiimayno inaga oo is barbardhigayna

Somaliland: Soo dhawoow Madaxweyne Obama..!

Maxay Dadka reer Somaliland ka filayaan hogaamiyaha Booqashada Taariikhiga ah ku maraya Geeska Afrika? Faallo By: Saleeban kalshaale Madaxweynaha Dawladda Maraykanka ayaa booqasho ku maraya Waddamo ku yaalla Bariga Afrika,siiba wadamada kulaala Geeska Afrika ee Kenya iyo Itoobiya. Booqashadan ayaa

Qodobbada Qaraarka Maxkamadda Sare Ee Somaliland Kasoo Saartay Dacwada Mucaaradku U Gudbiyay

Hargeysa(ANN)Maxkamadda Sare ee Somaliland oo ah Hay’adda sharci ee ugu saraysa dalka, ayaa go’aan kasoo saartay dacwad Axsaabta Mucaaradku u gudbiyeen oo la xidhiidhay qorshe ay ku doonayeen in ay qabtaan shirweyne qaran, kaas oo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaaantay

Somaliland: Khataraha ka Dhalan kara Dheeli-tir La’aanta Macdanaha Ku Jira Biyaha Caagadaha

“Qormo iftiiminaysa shuruudaha caalamiga ah ee looga baahan yahay biyaha la warshadeeyo ee caagadaha iyo wax-yaabaha ka dhiman biyaha laga soo saaro Somaliland”- Maxamed Faarax Qoti Biyuhu waxay sare u qaadaan boqolkiiba 78 maskaxdeena, halka laba dalool oo saddexna ay