Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2015

Total 78 Posts

Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Kedis Ah Kaga Baxay Dalka Xili Loolanka Siyasadeed Ee Kulmiye Soo Cusboonaaday

Hàrgeysa(ANN) Madaxweyne Siilaanyo, ayaa so lama filaan ah saaka safar ugu baxay dàlka dibbadiisa, kaas oo ah safar aan hore loo shaacin oo ku beeegmay xili xiisada siyaasadeed ee loolanka xisbiga ee Kulmiye làga dareemayo Hargeysà, isla martkaana loo diyaargaroobayo

Liiska Dalalka Xujaajta Dhimatay, Khasaaraha Oo Korodhay Iyo Xukuumadda Iran Oo Balanqaaday Inay Sucuudiga Maxkamad Caalami Ah La Tiigsanay

Mecca(ANN) Xukuumadda Iran, ayaa sii wada dhaleecayn ku wajaahan Xukuumadda Sucuudiga oo la xidhiidha dadkii Xujaajta ahaa ee dhintay masiibadii ka dhacday Xajka, iyadoo Boqortooyada Sucuudigu jawaab deg deg ah ka bixisay dhawaaqa Iran. Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani oo qudbad

Ururka SOLJA Oo Walaac Ka Muujiyay Xadhiga Suxufiyiinta Iyo Weriye Berbera Ku Xidhaan Xoriyadiisa Loo Celiyay

Hargeysa(ANN) Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, ayaa ku tilmaamay xad-gudub iyo gef tallaabada Ciidanka Booliska Xabsiga ku dhigeen Weriye Cabdiraxmaan Maxamed Cige (Soofadhiiste) oo ka hawlgala Magaalada Berbera, balse galabta xoriyadiisa loo celiyay. sidoo kale SOLJA, ayaa weriyayaasha ku booriyay baadhista

Muranka Ka Alloosan Mooshinka Madaxweynaha Somalia Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Lagu Beeniyay In La Tuuray Mooshinka La Doonayo In Lagu Melgo Xasan Sheekh

Mogadhsu(ANN)Xiisad siyaasadeed, ayaa mar kale kasoo cusboonaatay Xukuumadda Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xildhibaano 14 August 2015, shirgudoonka Baarlamaanka uga gudbiyay mooshin ka dhan ah Madaxweynaha, kaas oo Maxkamadda Sare loo gudbiyay Afar maalmood kadib 18 August 2015. Guddoomiyaha

Wararkii U Danbeyay: Khasaaraha Tirada Xujaajta Ee Sii Kordhay Dalalka Ay U Dhasheen Iyo Korodhka 1921-2015 tirada xujaajta

Meca(ANN)Xukuumadda Dalka Boqortooyada Sucuudiga, aya wada qorshe si dhab ah loogu shaacinayo tirada dhabta ah ee dadkii Khamiistii shalay ku nafwaayay gudashada waajibaadka Xajka iyo kuwii ku dhaawacmay. Tirada dhimashada Xujaajta, ayaa korodhay, iyadoo ay jiraan dad la raadinayo oo

Sucuudiga Oo Ka Murugooday Masiibada Shilkii Ugu Xumaa Ee Sababay Dhimashada Iyo Dhaawaca 1, 600 Xujaaj Ah Iyo Salman Oo Amar Bixiyay

750 dhintay 850 dhaawacmay 25 sanadood ee U danbeeyay Khasaarihii Ugu Xumaa 100 Xujujaaj u dhashay Iran Iyo Xukuumadda Tehran Oo Sucuudiga Dhaleecaysay Mecca(ANN)Amiirka Dalka Sucuudiga King Salman, ayaa sheegay inay Dawladiisu ka murugoonay dhibaatada ka dhacday Xajka ee sababtay

Somaali Sheegay Inuu Maraykanka Ka Noqonayo Madaxweynihii U Horeeyay Ee Muslim Ah Iyo Jawaab Garnaqsi Ah Oo Uu Ka Bixiyay Dhawaaq Siyaasi U Tartamaya Doorashada

Washington(ANN) Wiil Somalia American 12 jir ah, ayaa si adag ugu jawaabay dhawaaq cunsuriyad xanbaarsan oo Mr. Ben Carson oo ah siyaasi ka mid ah Musharixiinta Madaxweynaha Maraykanka ee u tartamaya Xisbiga Jamhuuriga ku sheegay dhowaan in qof Muslim ah

Syria and Somalia can be shared refugee crisis but different lessons

Conor Phillips, Country Director for the International Rescue Committee in Kenya, writes about the situation faced by refugees at the Dadaab camp, parallels that can be drawn with Syrian refugees and lessons that can learnt from both crises. While the

Durruufaha Dhaqaale Oo Sababay In Aan Dhaq-dhaqaaq Baddan Laga Dareemin Suuqyada Somaliland Iyo Sababaha Lala Xidhiidhiyay

Warbixin Araweelo News Network Dunida Islaamka Oo Lagaga Dhawaaqay Munaasibadda Ciidal Udxa Hargeysa(ANN)Dunida Islaamka ayaa lagaga dhawaaqay in maalinta Beri oo Taariikhda Islaamka Dul-Xijjah 10 1436 Khamiis, isla markaana ku beegan 24 Sep 2015, laga Ciidayo munaasibada Ciidka Udxa. Somaliland

Taliye Ku Xigeenkii Laanta Socdaaalka Somaliland Gaashaanle Sare Sablaale Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Hargeysa(ANN)Taliye ku xigeenki Ciidanka Socdaalka Somaliland Gaashaale Dhexe Maxamed Saleebaan Xasan, ayaa xabsiga loo taxaabay maanta, sidaana waxa shebekada wararka ee Araweelo News Network u xaqiijiyay warar laga helay saraakiisha laanbta socdaaalka Somaliland. Lama ogga sababta rasmiga ah ee xadhiga