Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2015

Total 87 Posts

Maxaa Kasoo Baxay Kulan kulanka Dublamaasiyiin Ka Socday Dalka Turkiga Iyo Hoggaamiyayaasha Labada Xisbi Ee WADDANI iyo KULMIYE

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)Hoggaamiyayaasha labada Xisbi ee WADDANI iyo KULMIYE, ayaa kulan Albaabada lo xidhay la yeeshay Dublamaasiyiin ka socday Dalka Turkiga oo uu hoggaaminayay Ergayga gaarka ah ee dawladda Turkiga u qaabilsan wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Ahmet Rize Demirer.

Burco: Isbahaysiga Kooxda Xirsi Oo Sababtay Soo Dhowanyn Dhiig Ku Daatay

Burco(ANN)Wasirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan oo ay weheliyaan Wasiirkii hore ee Arrimaha Qoyska Cabdi Aw Daahir iyo kale oo ka mid ah kooxdooda la baxday Isbahaysiga Dumuqraadiyada KULMIYE, ayaa gaadhay maanta magaalada Burco ee xarunta gobolka

Haweenayda Tafatiraha BBC-da Ee Afrika Mary Herbal Oo Murugo Ka Muujisay Geeridii Marxuum Cawke Booqasho Ay Ku Timi Somaliland

Hargeysa(ANN)Haweenayda Tafatiraha BBC-da Ee Afrika Mary Herbal, ayaa Booqasho ku Timi Somaliland, isla markaana maanta Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland kulan kula qaadatay Masuuliyiin Wasaaradda Warfaafinta. Mary Herbal oo ah, haweenay suxufiyad caan ah oo u dhalatay dalka

Golaha Wasiiradda Oo Gacanta U Taagay Mala Awaalka Miisaaniyadda Looga Bartay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Ee La Barariyay

Hargeysa(ANN)Fadhigii golaha Wasiiradda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa maanta gacanta u taagay Miisaaniyada sanadka 2016, taas oo mala awaalkeeda qarka loo saaray sdex boqol oo milyan oo lacagta dolarka maraykanka ah. Mala awaalka Miisaaniyada sanadkan oo noqonay tii ugu horaysay ee

Guddoomiyaha Xisbiga KUMIYE Oo Dhex-Taxaashiyay Suuqa Gobonimo Kadib Hadhimo-sharafeed Loogu Sameeyay Halkaa

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, isla markaana ah Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE, ayaa booqasho gaaban ku dhexmaray maanta duhurkii Suuqa Gobonimo ee Woqooyiga Magaalada Hargeysa oo ah, suuqyada ugu waaweyn ganacsiga magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha oo ay weheliyaan Xubno

Zimbabwe’s Mr Ugly contest winner ‘too handsome’

Harari(ANN)Some of the crowd at Zimbabwe’s annual Mr Ugly contest have complained that the winner was not ugly enough. The runner-up and his supporters said Mison Sere’s ugliness wasn’t natural since it was based on missing teeth. Mr Sere won

Duuliyihii Labaad Ee Ruushka Oo La Helay Iyo Maraykanka Oo Sacabada U Tumay Tallaabada Turkigu Kusoo Riday Diyaarad Milateriga Ruushku Lahaa

Ankara(ANN)Mid ka mid ah duuliyayaashii diyaarad kuwa Dagaalka ah oo Ruushku lahaa, isla markaana Ciidamada Turkigu soo rideen shalay, ayaa la helay kadib hawlgal qaatay 12 saacadood. Safiirka xukuumadda Moscow ee dalka faransiiska Alexander Orlov iyo ilo ku dhow dowladda

Guddoomiye Faysal Oo Shaaciyay In Xisbiga UCID Lagu Tartamayo Iyo Muj. Cali Guray Oo Fariin Hanjabaad Ah U Diray

Hargeysa(ANN)Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Cali Waraabe, ayaa shaaciyay in Xisbiga lagu tartamayo marka la gaadho xiligeeda musharaxnimada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Guddoomiyaha Xisbiga UCID, wuxuu sidoo kale ka hadlay khilaafka maalmahan danbe ka aloosan Xisbiga dhexdiisa, wuxuuna sidaa

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Djibouti

Djibouti(ANN)Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah JSL, Dr. Sacad Cali Shire oo safar shaqo ku jooga Djibouti ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Djibouti ee jaarka ah. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dubadda oo ka hadkayay booqashada Wasiirka

Madaxweyne Siilaanyo Oo La Kulmay Guddoomiyayaasha Hay”adda Shaqaalaha I yo Machadka Tababarka Warbixin Tirada Shaqaalaha Dawladda

Hargeysa(ANN)Kulan hawleed oo uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo la yeeshay Madaxda sare ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo Machadka Shaqaalaha Dawladda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta (25.11.2015) Qasriga Madaxtooyada kula kulmay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Prof. Maxamed