Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2016

Total 142 Posts

KULMIYE Chairman Urges Togdher Community to Come Out and Take Voter Registration Cards

Araweelo News Network “It was about 30 or 40 years ago, since I have been with President Silanyo….finally he chose to elect me as party’s presidential candidate, so youth should show tolerance..” said Mouse Bihi Hargeisa (ANN) – KULMIYE’s candidate

Munaasibad Dhaqaale Loogu Yaboohayo Dugsiga Carruurta Aan Awoodin Inay Hadlaan

Araweelo News Network Dadka Dhaqaalaha Dalka Gacanta Ku Haya Oo aan kasoo xaadirin madasha lagaga yaboohay qaadhaanka Hargeysa(ANN)Munaasibad Dhaqaale loogu yaboohay Dugsiga Carruurta aan awoodin inay hadlaan (Hargeisa. Children Learining Cente), ayaa lagu qabtay xalay hoolka Casriga ah ee Green

Ciidamadda Qaranka Somaliland Oo Galaalafay Goob Xarun U Ahayd Cali Khaliif Kooxdiisa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Ciidanka Qaranka Somaliland, ayaa galaalafay Deegaanka Bali-cad oo qiyaastii 70km dhinaca Koonfur Bari kaga beegan magaalada Buuhoodle, halkaas oo xarun u ahayd hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo ee Cali Kahliif Galaydh. Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa

Madaxweynaha Somaliland Oo Kumanaan Qof Kala Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Cali Sugule Oo Ahaa Abwaan Caan Ka Ahaa Geyiga Soomaalida

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu saaka ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Abwaan Cali Sugule Cigaal “Duncarbeed” oo maanta si heer qaran ah loogu aasay Caasimada Somaliland ee Hargeysa gaar ahaan

SOMALILAND DROUGHT APPEAL 2016

Araweelo News Network Hargeisa(ANN)-EAD is issuing an urgent appeal to the Somalilanders in Somaliland and the Diaspora, NGO’s and the international relief organisations to assist in the humanitarian crisis resulting from the impacts of drought in the Horn of Africa.

Guddoomiye Muuse Biixi Oo Ku Anfariiray Mawjado Dad Ah Oo Kusoo Dhoweeyay Togdheer, Dareenkii Uu ka Celiyay Iyo Darmaan La Guddoonsiiyay

Araweelo News Network Burco (ANN) Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ee muxaafidka Muuse Biixi iyo wefdi uu hoggaaminayo maanta gaadhay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa la kulamy soo dhowayn balaadhan. kadib markii kumanaan qof oo ka mid ah bulshada ku

Masjidka Cali Mataan Ee Badhtamaha Magaalada Hargeysa Oo Laga Helay Shandad Looga Shakiyay Waxyaabaha Qarxa

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Masjida Cali Mataan oo ku yaal badhtamaha magaalada Hargeysa, ayaa caawa laga helay Shandad looga shakiyay inay ku jiraan waxyaabaha qarxa, taas oo shaki ku abuurtay dadka ku cibaadaysanayay Masjidka Salaadii Cishaa’i. Dad goob joog ah, ayaa

The famous tree in Hargeisa needlessly killed

Araweelonews Network Hargeisa(ANN)-The famous “I came from Burao’ (Burcaan ka imi) acacia tree at Togdheer Boulevard, opposite the Tima’addeh Basketball court, Hargeisa, needlessly fell under the ruthless axe of Daryeel construction company, a leading firm in the industry, in full

Somaliland Waxay Ku Dul-kuftay Loolanka Siyaasada Sucuudiga Iyo Iran

taageeray Dawlada Sucuudiga oo waqtigan loolan is muujin iyo xiisad siyaasadeed ka dhex aloosantay Iran, taas oo xiligan ay sii xoojisay dagaalka xasuuqa iyo bur-burinta ah ee Sucuudigu

Raysal-waaraha Turkiga Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Jarmalka Oo Jawaabo Ka Bixiyay Qarax Ay Ku Dhinteen Dalxiisayaal U Dhashay Jarmalka

Araweelo News Network Ankara-Istanbul(ANN)Madaxweynaha Dalka Turkiga, Recep Tayyip , ayaa xaqiijiyay in qarax maanta ka dhacay Fagaaraha Al-Suldaan ee Badhtamaha suuqa qadiimka ah ee Stanbuul ay ku dhinteen dad gaadhaya 10 qof. Qaraxa ayaa ka dhacay goob ay inta baddan