Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2016

Total 173 Posts

Xukuumadda Dalka Iran Oo Xukun Del-delaad ah Ku Fulisay Dad Ku Eedaysnaa Argagixiso

Araweelo News Network Tehran(ANN)Xukuumadda Iran ayaa xukun del-delaad ah ku fulisay dad badan oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen koox argagixiso oo Sunni ah. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Iran waxaa uu sheegay in raggaasi lagu helay inay geysteen qaraxyo

Casuumaddaha Aan Midha-dhalin Ee Hogaamiyaha Mucaaradka Ee Kenya Mr, Odinga Iyo Somaliland

Casuumaddaha Aan Midha-dhalin Ee Hogaamiyaha Mucaaradka Ee Kenya Mr., Odinga Iyo Somaliland Warbixin: By. Carraale M. Jama Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay xukuumad ahaan martiqaad u fidinayaan Ra’iisal-wasaarihii

Al-shabaab Oo Si Khasab Ah Ku Askaraynaya Dhallinyarada Kenya

araweelo News Network Nairobi (ANN)- Taliska ciidammada millatariga Kenya ee KDF, ayaa ku dhawaaqay in kooxda Al-shabaab si qasab ah ku askareeyaan dhallinyarada dalkooda si ay ugu dagaallamaan, gaar ahaan da’yarta ku nool gobolka xeebta. Taliyaha ciidammada KDF Jeneraale Samson

Soomaaliya: Diyaarado Duqeeyey Saldhigyo Al-shabaab ku Leeyihiin Jubbada Hoose

Araweelo News Network Kismaayo (ANN)- Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaare ka dhashay duqaymo diyarado dagaal la eegteen fadhiisimada xoogagga Al-shabaab ku leeyihiin degaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose ee koonfurta Soomaaliya habeennimadii Salaasada. Diyaarado nooca aan duuliyaha

Maxaa Kasoo Baxay Shirweynaha Saddexaad ee Qurbajoogga Somaliland oo la soo Gunnaanaday

Araweelo News Network Hargaysa (ANN)Shirweynihii saddexaad ee Wakaaladda Qurbajoogga Somaliland oo lagu qabtay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa la soo gunnaanaday shalay. Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Wakaaladda Qurba-joogga Somaliland, kana qaybgaleen qurba-joog fara badan oo isaga kala yimi qaaradda

Guddoomiyaha UCID oo ku Baaqay in la soo Saaro Sharci Lagu Tirtirayo Guddiyada Qabiilooyinka iyo Shirarka Gaarka Ah Ee Deegaamada

Araweelo News Network “Waxa aad mooddaa in qabiilkii ka xoog batay xisbiyada qaranka, calaamadahaasina waa kuwa keena jaha-wareerka ee abuura waxa la yidhaa dawladaha fashilma ee burbura” Hargeysa ANN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ku

Prof Gees oo si Qoto-dheer uga Hadlay Xalka Khilaafka Maalgashiga Dekedda Berbera iyo Saami-qaybsiga Wakiillada

Qormada Dharaaro Xusuustood iyo Prof Gees: waxyaabaha xuddunta u ah khilaafka ka dhasha heshiisyada xukuumaddu cid la gasho, qaabkii xayiraadda looga qaaday dekedda Berbera, fashilka heshiiskii sahaminta shidaalka iyo talooyin muhiim ah Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Prof. Maxamed Siciid Gees

Cilmi-baadhis: Naas-nuujintu Waxa ay Kobcisaa Garaadka iyo Xasuusta Fiican ee Ubadka

Araweelo News Network Ilmaha yar ee hooyadii si dhammaystiran u siiso caanaha naaska ilaa muddo laba sanno ah, waxa uu noqdaa mid xooggan, garaad kobocsan, xasuus fiican, socodkoodu dheereeyo, isla markaana xagga waxbarashada dhibco sare ka keena amma ku wanaagsan.

Afar Jir Muqaalkiisa iyo Jidhkiisuba u Eg Yihiin 80 Jir

Araweelo News Network Wiil afar jir ah oo u dhashay waddanka Bangladesh, ayaa muuqaalkiisa iyo jidhkiisuba u egyihiin qof 80 jir ah, kadib markii uu ku dhacay xannuun naadir ku ah adduunka oo hore u gaboojiya muuqaalkiisa guud. Mr. Bayezid

Qaabka Loo Ilaaliyo Madaxweynaha Maraykanka Daawo: Xogta Dahsoon

Araweelo News Network By. Husein Kurdi Hargeysa(ANN)Marka uu dalka dibadiisa u safrayo madaxweynaha dalka Maraykanku waxaa raacaya ugu yaraan 500 oo qof oo isugu jira hawlwadeenada aqalka cad, koox dhakhaatiir ah oo lix ruux ka kooban iyo cunto kariyayaasha gaarka