Month: September 2016
Hadaad Xisaabta ku Liidato Waalidka Weydii
Araweelo News Network Haddii xisaabta aad ku liidato waxa ay ka soo bilaabantay gurigiina, waxaana canaantaas dusha u ridanaya waalidkaa, sababtoo ah cilmi-baadhis cusub ayaa muujisay in waalidku yahay ka ubadkiisa ka dhisa amma fahansiiya xisaabta inta uu yar yahay.
Hundreds of child refugees have disappeared in UK
Araweelo News Network London(ANN)Hundreds of child refugees have disappeared since arriving in the UK, with many possibly being exploited by human traffickers in the form of sexual abuse or modern slavery, according to new revelations. Figures released by the Home
Khasaaraha Ka Dhashay Mudaharaadyo Rabshada Wata Oo Laascaanood Ku Waaberiistay
Araweelo News Network Laascanood(ANN)Xaalada Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool, ayaa kacsan kaddib markii ay maanta halkaa ka bilaabmeen mudaharaadyo rabshada wata oo sababay khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed. Ugu yaraan Askari ka tirsan ciidanka iyo qof shacab ah ayaa
Cabdiweli Gaas Oo Hadal Kasoo Yeedhay Madaxweyne Xasan Sheekh Ku Tilmaamay Mid Nacasnimo Ah
Araweelo News Network Garoowe(ANN)Hoggaamiyaha maamul goboleedka Somalia ee Puntland Cabdiweli Maxamuud Gaas, ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeedhay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo uu warbaahinta mariyay. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa sheegay in maamulka Puntland uu ka koobanyahay
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Laga Hirgeliyay Jaamacadda Hargeysa Kadib Markii Uu Ka Qaybgalay Xaflad Lagu Qabtay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa ka qaybgalay Xaflada qalinjebinta Jaamacada Hargeysa oo ay maanta 04/09/2016, ka qalinjebiyeen dufcadii 13aad ee wax ka barata sanadihii u dambeeyey, ardayaasoo tiradoodu dhamayd 862, kana qalinjebiyey kulliyadaha kala
Guddoomiyaha KULMIYE Oo Ka Hadlay Colaadda Ceel-afweyn iyo Diiwaangelinta lixda goobood ee Xeebta
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbul-xaakimka KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa baaqyo culus ka soo saaray dhiilada colaadeed ee ka taagan degaannada degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag iyo waliba muranka ka taagan diiwaangelinta la
Shirkadda Daabacaadda SAGAL JET oo Daah-furtay Buugga Raad-raaca Taariikh Soomaaliyeed ee Ambassador Cawil
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Shirkadda daabacaadda casriga ah ee SAGAL JET, ayaa si rasmi ah ugu soo bandhigtay magaalada Hargeysa buug la magac baxay Raad-raaca Taariikhda Soomaaliyeed oo uu qoray Ambassador Xuseen Cali Ducaale (Cawil). Xaflad ballaadhan oo gardaadinta
Xukuumadda Somaliland oo ka Warbixisay Gunaanadka Heshiiska Shirkadda DP World
Araweelo News Network Dubai (ANN) Wefti ka kooban xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee u xilsaaran dhammaystirka heshiiska maalgelinta dekedda Berbera ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo kula jirto shirkadda caalamiga ah ee DP World oo ku sugan magaalada Dubai ee dalka
Xog lagu Ogaaday in Nin Madow Ikhtiraacay Moobaylka iyo Sababta Magaciisa loo Qariyey
Araweelo News Network Xog cusub oo la soo bandhigay dhowaan, ayaa lagu ogaaday in nin injineer ah oo la yidhaa Marty Cooper, asal ahaanna ka soo jeeda qaaradda Afrika uu yahay shaqsigii u horreeyey ee ku hadlay telefoon ay soo
Maxaa Kasoo Baxay Kulan Xukuumadda, Hoggaamiyaayaasha Sadexda Xisbi Iyo Komishanka Qaranku Ka Yeesheen Lix Goobood Oo Diiwaangelintooda Lagu Muransanaa?
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Kulan Afar Geesood ah ayaa Waxaa Maanta Yeeshay Xukuumadda Somaliland,Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Qaranka iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka kaas oo lagaga arrinsanayay inaan la Siyaasadayn Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Laga qabanayo 6 Deegaan ee dhinaca Xeebta Galbeed ee Dalka Xubnaha