Month: September 2016
Ingiriiska: Haddaad Luqadda Carabiga Baratay waa Furaha Shaqo Mushaharkeedu Sarreeyo
Araweelo News Network London(ANN)Barashada luqadda Carabiga ayaa noqotay fure qofku uu ku heli karo shaqo aad u mushahar sarraysa gudaha dalka Ingiriiska, taasoo muujinaysa sida afka Carabigu safka hore kaga jirto luqaddaha ugu isticmaalka badan caalamka. Sida laga ogaaday mishiinka
With 66% unemployment, Mogadishu, Somalia is the world’s most fragile city
Araweelo News Network Mogadishu(ANN) Earlier this year, global security expert Robert Muggah released a report that outlined the most “fragile” cities in the world — basically, cities that were flirting with economic or physical collapse. Muggah ranked fragility based on
U.S. Airstrike in Somalia
Araweelo News Network MOGADISHU(ANN)The U.S. military says it has killed four al-Shabab extremists in Somalia in what it calls airstrikes in self-defense. A U.S. Africa Command statement on Tuesday says the extremists launched attacks on Somali troops and their U.S.
‘Somaliland Arrinteedu Way Caddahay inay isku Aragto Dal Madaxbannaan, Laakiin ma Jirto cid Aqoonsatay, Haddii…’ Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay Mr. Peter Wilson
Araweelo News Network New York (ANN)Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Michael Keating, ayaa ka hadlay qaddiyadda madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland, halka uu sidoo kale ka digay in mar kale muddo-kordhin loo sameeyo xukuumadda Muqdisho oo
‘Wax allaale Wixii Awooddeena ah Waxaannu ku Bixinaynaa in aynu Ugaadhsanno oo Sharciga Horgayno Magafayaasha’ Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Xukuumadda Somaliland, ayaa ku hanjabtay inay awood culus u adeegsanayso sidii xididdada loogu siibi lahaa kooxaha dadka tahriibiya ee loo yaqaanno Magafayaasha, kadib markii la soo sheegay dooni siday tahriibayaal ay ku jiraan dad reer Somaliland
Dawladda Jarmalka oo Fadeexad ku Tilmaantay Weerar Dad Cunsuriyiin ah ku Qaadeen Goob Masaajid ah
Araweelo News Network Dresden (ANN)Dawladda Jarmalka, ayaa fadeexad ku tilmaamta weerar dad cunsuriyiin ahi ku qaadeen goob masaajid ah oo ay kulan ku lahaayeen Muslimiinta dalkaasi. Masaajidka Fatih Camii ku yaal magaalo la yidhaa Dresden dalka Jarmalka, ayaa lala beegsaday
Muwaadinkii u Horeeyay ee Somaliland ka Sameeyey Warshad Soo Saarta Tamaashiirta Goobaha Waxbarashada
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Mr. Cali Xasan Faarax waa mid ka mid ah shakhsiyaadka Somaliland ee aqoonta durugsan u leh qaababka ay u shaqeeyaan hannaanka bangiyadu, isagoo muddo aad u dheer oo ku siman tan iyo xiligii Ingiriiska ka soo
Duqeymo Diyaaradeed Lagu Dilay Askar Badan oo ka Tirsanaa Ciidanka Maamul-goboleedka Galmudug Iyo Maraykanka Oo sheegay inay Duqayntaa ku dileen saraakiil sare Oo Al-shabaab
Araweelo News Network Gaalkacayo (ANN)- Ugu yaraan 22 askari ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmayn duqaymo xooggan oo diyaarado dagaal ka geysteen xero ciidanka Maamul-goboleedka Soomaaliya ee Galmudug ku leeyihiin duleedka magaalada Gaalkacyo, xarunta Gobolka Mudug ee badhtamaha
Xukuumadda Britain Oo Caddaysay in Qaddiyadda Somaliland la Hordhigi Doono Gollaha Ammaanka Ee Qarammada Midoobay
Araweelo News Network New York(ANN)Dawladda Ingiriiska, ayaa bixisay tibaax muujinaysa in qaddiyadda madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland la horgeyn doono Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay. Ku-xigeenka Wakiilka Boqortooyada Ingiriiska ee Qarammada Midoobay Ambassador Peter Wilson oo ka jawaabayey su’aal laga weydiiyey madaxbannaanida
“Baasaboorka Somaliland Waxa Lagu Tagaa Dalalka Afrika, Yurub iyo Maraykanka” Warbixin Wargeys Kasoo Baxa Dalka Koonfur Afrika Kaga Hadlay Arrimahaa Iyo Heshiiska Shirkadda DP World
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu tilmaamay inuu yahay dal ka iftiinkiisu ka baxayo Gobolka Geeska Afrika oo ah meel wehel u ah colaado, dagaalo xagjirnimo, kalatalisnimo, dimuqraadiyad la’aan iyo xorriyad saxaafadeed oo aan ka jirin. Warbixin ballaadhan