Month: September 2016
Dedaalaa Xaaji Cabbaas waa gaadhi karaa! By.Yuusuf Shaacir
Caroogga soboolka Adduunka ku ciilan Anaa cudha haysta Anaa Cabdillaahi Wargays u ah caydha Caloosha danleyda Aanaa cabiraaya Abwaan Gaarriye Waa subax Jimce ah, 23-kii Sebtember 2016. Waxaan fadhiyey maqaaxi laga shaaheeyo markii uu ii yimid wiil jaraa’idka iibiyaa. Markii
Qallin Jabisaye Maxaad Qaban?
Qallin Jabisaye Maxaad Qaban? By Mustafe Abdirahman Ismail ‘Tacabka Waalidka iyo Talo La’aanta Qaranka’ Waxa muddo ku siman bil laga joogaa xilliyadii ay ardaydu sannadkan ka qallinjabiyeen jaamacadaha dalka, xafladdo kala duwan, hambalyooyin iyo haddiyado intaba indhahaygu waa ay ku
Garnaqii Iyo Go’aankii Maxkamadda Dastuuriga Ah Ee Khilaafka Xisbiga UCID
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Maxkamadda Dastuuriga ah, ahna Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa go’aan ka soo saartay khilaafka xisbiga mucaaridka ee UCID oo dhexeeyey laba dhinac oo ay kala hoggaaminayaan Eng. Faysal Cali-waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen, go’aankaas oo
Qareen ku Dacweeyey Shirkad Diyaaradeed Nin Buuran oo lala Fadhiisiyay
Araweelo News Network Nin qareen ah oo u dhashay dalka Talyaaniga, ayaa shirkadda diyaaradaha ee Emirates Airline ku dacweeyey inay ag fadhiisiyeen nin buuran sagaal saacadood oo uu diyaaradda ku safrayey, taasina ku keentay inuu diiqad dareemo. Qareenkan oo la
“In response to President Hassan Sheikh’s Short-sighted Remarks regarding the investment Port of Berbera by DP World.” PRESS STATEMENT: Somaliland Presidential
Araweelo News Network PRESS STATEMENT: Somaliland Presidential Hargeisa(ANN)The Government of the Republic of Somaliland condemns in the strongest terms the thoughtless and misguided remarks made by the President of Somalia on 21.9.2016, concerning the recent agreement between the two Governments
Somaliland Himiladeeda Way Gaadhaysaa, Heer fiicana way Maraysaa . Dr. Maxamed-Rashid Sheekh Xasan
Maalmahan waxa wararka ku jiray laba war-murtiyeed oo kala dambeeyey. Mid ka soo baxay shirkii IGAD ee Muqdisho lagu qabtay laguna sheegay in dawladaha IGAD ay qaddarinayaan xuduudaha iyo midnimada Soomaaliya iyo mid ka soo baxay Beesha Caalamka ee doorashooyinka
Shirkadda Telesom Oo Ku Daah-furtay Carwo Adeegga Casriga Ah Ee 4G++ Iyo Adeegyo Kale
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa maanta cawro socon doonto muddo saddex maalmood ku daah-furtay adeegga 4G++ iyo adeegyo kale oo casri ah. Carwadda oo uu xadhiga ka jaray Madaxweynaha Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici. Carwadan,
Hargeysa: Dhacdo Ficilkeedu Ka Cadhaysiiyay Bulshada
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Dhacdadan fajicisada noqotay ayaa ka dhacday Xaafad ka mid ah xaafadaha magaalada Hargeysa gaar ahaan kuwa ugu bilicsan uguna casriyeysan ee muhiimka ah, taas oo ah xaafada Masalaha kadib markii xaajo ugub ah lagu arkay xalay goor
Maxaa Kasoo Baxay Kulan Dhexmaray Madaxweyne Siilaanyo iyo Danjire ka socday Dawladda Jarmalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskisa ku qaabilay Danjire Markus Bollmohr oo ah safiir ku-xigeenka Dawladda Jarmalka u fadhiya Nairobi, dalka Kenya. Ugu horayn, Madaxweynaha Somaliland wuxu uga mahadceliyay Danjiraha doorka mugga leh
Warbixin Ku Saabsan Heerka Uu Marayo Xidhiidhkii Beesha Caalamka Iyo Somaliland.Yussuf Cabdi Gaboobe
Intii aanu madaxweyne Sillanyo xukunka qaban ,xukuumadahii UK ee kala dambeeyey waxay ku dhaqmi jireen siyaasad (policy) si gaar ah u tixgalinaysa gooni-isu-taaga,deganaanshaha iyo geedi-socodka dumuqraadiyadeed ee Somaliland,waxanay Ingiriisku aakhirkii dawladaha kale ee EU-da ku soo dabaaleen inay urur ahaan