Month: September 2016
Guddida Dan Iyo Duco Oo Madaxweyne Siilaanyo Guddoonsiiyay Abaalmarin
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Guddida Dan iyo Duco waxay Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo gudoonsiiyeen Shahaado sharaf ay ku sharfeen Madaxweynaha ka dib doorkii uu ka qaatay waxqabadka Dalka iyo gaar ahaan Dugsiyada sare ee Dan iyo Duco ay
Muddo Kordhintii Barlamaanku, Waa Wadadda Muddo Kordhinta Madaxtooyadda. By Mukhtar Cilmi
Shalay golaha wakiilada ayaa ansixiyay go’aankii madaxtooyadda ee ku salaysnaa muddo kordhinta golaha wakilada laba sanno oo kale,iyadoo laba jeer oo hore loo kordhiyay inay kuraasta kusii fadhiyaan xildhibaanaddu, waxayna ansixintaasu muujiysay ayaan darada haysata dalkan iyo xildhibaanadda oo damacooda
Gollaha Wakiiladda Oo Meel Mariyay Soo Jeedinta Madaxweyne Siilaanyo Ee Suurta Gelinay Inay Kuraasta Kusii Negaadaan Kala Qaadista Doorashooyinka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Gollaha Wakiiladda Somaliland, ayaa saaka Fadhi ay yeesheen ku meel mariyay soo jeedinta Madaxweyne Siilaanyo ee nuxurkeedu ahaa kala qaadista labada doorasho ee Madaxtooyadda iyo Gollaha Wakiiladda, taas oo suurta gelinay inay kuraasta ku sii negaadaan. Fadhiga
Lama-Degaanka Waxa Sababa Xaalufinta Dhirta
Dhirtu waa laf-dhabarta nolosha Aadamaha, By. Mustafe Mohamed Nor dheereeye Nolosha naflaha Eebe koreeye u abuuray ayaa dhamaantood ku xidhan calafka ka soo baxa dhulka aynu ku uumanahay Cuntooyinka kala duwan ee aynu maalin walba quudano ayaa dhamaantood isugu xidhan
Somaliland: Presidential Decree on Equitable Parliamentary Representation
Araweelo News Network Office of the President Ref: JSL/M/SHGW/081-4240/092016 Date: 10/9/2016 To: Speaker of the House of Representatives CC: Somaliland Non State Actors Forum (SONSAF) CC: Academy for Peace and Development (APD) CC: UCID Party CC: WADDANI Party CC: KULMIYE
Uganda Oo Ku Celisay Hanjabaada Ah Inay Ciidamadeeda Kala Baxay Somalia Iyo Sababaha Ay La Xidhiidhisay
Araweelo News Network Kampala(ANN) Xukuumadda Dalka Uganda ayaa ku hanjabtay inay Ciidamadeeda kala baxay dalka Somalia. Sidaana waxa shaaca ka qaadayTaliyaha ciidamada Difaaca dalka Uganda, isagoo arrintaa Baarlamaanka dalka hortiisa ka sheegay inuu jiro Khilaaf u dhaxeeya Dowladda Uganda iyo
Duulimaadyadii U Horreeyay Ee Diyaaradaha Qaadka Oo Ka Degay Muqdisho
Araweelo News Network Mogadishu(ANN) Duulimaadyadii u horreeyay muddo ku dhow todobaad oo shixnado qaad ah sida ayaa saaka barqadii ka degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo shixnado qaadka miirooga loo yaqaan kasoo qaaday dhinaca dalka Kenya. Dawlada
Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Hoggaamiyayaasha IGAD Ee Muqdisho
Araweelo News Network Mogadishu(ANN)Shir madaxeedka urur goboleedka IGAD oo ay ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha dalalka Kenya, Itoobiya ,Uganda, iyo madaxweynaha martida loo ahaa Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dalka Djibouti
Madaxweyne Siilaanyo Oo Canbaareeyay Qodob Ka Mid Ah War-murtiyeedkii IGAD Baaqna U Diray Dalalka Afrika
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dalalka Midawga Afrika ku martiqaaday inay soo diraan guddi xaqiiqo-raadis ah oo ogaada rabbitaanka shacbiga reer Somaliland iyo sharciyadda uu ku dhisan yahay qaranka Somaliland. Madaxweyne
Faysal Cali-waraabe Oo Sheegay inuu Gacan ka-gaysannayo Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya Si Loogu Doorto Hoggaamiyayaal Fiican
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa sheegay inuu gacan ka-gaysannayo doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee dhawaan la filayo in ergooyin la soo xulay doortaan Madaxweynaha dalkaasi hoggaamin doona afarta sanno ee soo