Month: October 2016
FBI’s reopening of probe into Clinton emails ‘not a good omen’
Araweelo News Network Washington(ANN)-The FBI’s announcement that it is reopening an investigation into new emails sent by US Democratic presidential candidate Hillary Clinton on a private server during her time as secretary of state is “not a good omen” for
Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Ballanqaaday in la Casriyeyn Doono Garoonka Timacadde Sannadka 2017-ka
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Wasiirka Maaliyadda Somaliland marwo Samsam Cabdi Aadan iyo masuuliyiinta bahda ciyaaraha, ayaa ballanqaaday in qaab casri ah loo dhisi doono garoonka kubbadda kolayga Timacadde ee caasimadda Hargeysa, isla markaana sannadka dambe lagu ciyaari doono isaga
Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Si Rasmi Ah U Furay Tartanka Ciyaaraha Kubadda Kolayga ee Gobollada
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Madaxweyne-ku-xigeenka, ahna ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa tartankii lixaad ee ciyaaraha kubadda kolayga Gobollada Somaliland si rasmi ah u furay habeenimadii Sabtidu soo galaysay oo Garoonka Timacadde ee Hargeysa. Furitaankii tartankii lixaad
Saudi, Qatar seek to recruit Algeria in Yemen
Araweelo News Network Riyadh(ANN)Saudi Arabian and Qatari army chiefs have met with their Algerian counterpart, asking Algiers to send its servicemen to Yemen, where Riyadh has been leading an unbridled military campaign since March 2015. Earlier in October, the Saudi
Dhismayaasha Iyo Nashqadaha Shirkadda Aflax Construction Company Oo Soo Jiitay Bulshada Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Dhismayaasha iyo Nashqadaha Shirkadda dhismaha ee Aflax Construction, ayaa soo jiitay Bulshada Somaliland. Kadib dhismayaal Bilicdoodu sarayso ka yegleeshay magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, iyadoo sidoo kale nashqado cusub oo casri ah, kusoo kordhisay dhisamayaasha. Dhisamayaal cajiib ah
Yemen’s Hadi rejects UN peace proposal to end war
Araweelo News Network Riyadh (ANN)-The resigned president of Yemen, Abd Rabbuh Mansur Hadi, has rejected a peace proposal by the United Nations special envoy for Yemen aimed at ending the 19-month war on the impoverished Arab country, saying the plan
Clinton lead over Trump shrinks to 2 points as Election Day nears
Araweelo News Network Washington(ANN)-US Democratic presidential nominee Hillary Clinton’s national lead over her Republican rival Donald Trump has shrunk to 2 points with the Election Day just 10 days away, a new poll shows. The former secretary of state has
Shirkadda Al-Ikhwa Oo Deeq Ku Wareejisay Ciyaartoyga Gobolka Sanaag
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Al-Ikhawa General Trading Company oo ka mid ah shirkadaha ugu caansan ee wax-soo-waarida Somaliland, ayaa deeq dhammeystiran isugu jirta garaan iyo kabo kuwa ciyaartoyga ah ku wareejiyey ciyaartoyga Gobolka Sanaag. Deeqdan ay Shirkadda Al-Ikhawa General
Xuutiyiinta Yaman Oo Sucuudiga Ku Garaacay Gantaalaha Scud-ka Oo Gaadhay Duleedka Magaalada Barakaysan Ee Makka Iyo Jawaabaha Laga Bixiyay
Araweelo News Network Sanca-Yaman(ANN)Xukuumadda Boqortooyadda Dalka Sucuudiga, ayaa waajahday cabsi, kadib markii Gantaal nooca loo yaqaan Scud-ka lagu tuuray, kaas oo ku dhacay meel qiyaastii 65km, ka xigta dhinaca Koonfur Magaalada Barakaysan Makka. Gantaalka oo loo malaynayo in laga riday
Baadhitaano Cusub Oo Lagu Bilaabay Haweenayda U Tartamaysa Xisbiga Dumuqraadiga Maraykanka
Araweelo News Network Washington (ANN)Agaasimaha Hay’adda dambi baadhista Maraykanka ee FBI-da, James Comey, ayaa sheegay in Hay’addu dib u furayso baadhitaankii ay ku haysay emaillada Hillary Clinton, waxaana uu sheegay in baadhayaashu heleen emaillo cusub. Warqadda agaasimaha FBI-du u diray