Month: October 2016
Toos U Daawo Tartanka Ciyaaraha Somaliland Ee Ka Socda Garoonka Hargeisa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Halkan Toos uga daawo ciyaaraha gobolada Somaliland wareegii labaad oo ka scda garoonka Hargeysa stadium. Post Views: 667
Somaliland:Dahabshiil funding promotes growth of SME in the region
Araweelo News Network Hareisa(ANN)Dahabshiil Bank International (DBI) recently unveiled an initiative named the Powering Progress Fund (PPF or the “Fund”) at the Somaliland Investment Forum, Hargeisa,which seeks to create positive impact through Sharia-compliant investments in renewable energy technology used in
Toos U Daawo Tartanka Ciyaaraha Somaliland Ee Ka Socda Garoonka Hargeisa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Halkan Toos uga daawo ciyaaraha gobolada Somaliland wareegii labaad oo ka scda garoonka Hargeysa stadium. Halkan ka daawo Post Views: 748
Madaxweyne Siilanyo Oo Safar Kedis Ah Ugu Baxay Dalka Ethiopia
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo ay weheliyaan Marwada kowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, iyo gudoomiyaha Xisbi xaakimka kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, xubno ka mida golaha wasiirada iyo Xoghayaha gaarka ah
With just one place to worship, Somalia is a dangerous place for Christians
Araweelo News Network Djibouti(ANN) “Even if work has to be done silently, it is better to be here than not be here.” These are the words of Bishop Giorgio Bertin, apostolic administrator of the Diocese of Mogadishu. The prelate, who
Somalia: The Forgotten Story
Araweelo News Network Mugadishu(ANN)Somalia’s modern history is a tale of independence, prosperity and democracy in the 1960s, military dictatorship in the 1970s and 1980s – followed by a desperate decline into civil war and chaos almost ever since. The effect
Hoggaanka WADDANI Oo G’aamiyey in Wadahadal Lala Furo Xubnaha ka Cadhooday Shirkoodii Golaha Dhexe
Araweelo News Network Hargeysa (ANN) Hoggaanka sare ee xisbiga mucaaridka WADDANI, ayaa shir ay ku yeesheen xaruntooda caasimadda Hargeysa shalay iskula qaatay in la diro ergo wadahadal la fura Md. Axmed Muumin Seed iyo Md. Faarax Maxamed Cabdulle oo labadooduba
Ciraaqiyiinta Iyo Soomaalida Oo Noqday Dadka ugu Faxalsan Adduunka
Araweelo News Network Inkastoo ay dagaallo sokeeye burburiyeen, haddana bulshada ku nool dalka Ciraaq waxa loo aqoonsaday in ay yihiin dadka ugu faxalsan (deeqsisan) ee wax siiya ajnebiga baahan. Sida lagu ogaaday xog-urur caalami ah oo lagu eegayey dalalka sadaqo
Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Ku Baaqay In Horumarka Iyo Dhismaha Dalka Laga Wada Shaqeeyo
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ugu baaqay bulshada reer Somaliland I laga wada qaybqaato horumarinta dhismaha dalka. Md. Cabdiraxmaan Saylici oo kormeer ku soo maray mashaariic kala duwan oo ay sameeyeen
Al-Shabab claims attack on African Union base in Somalia
Araweelo News Network MOGADISHU(ANN) Somalia — A suicide truck bomber struck an African Union base in central Somalia on Tuesday, and extremist group al-Shabab claimed responsibility for the attack. The bomber detonated the explosives-laden vehicle at the gates of the