Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2016

Total 217 Posts

Yemeni forces hit Saudi positions in retaliatory attacks

Araweelo News Network San’a(ANN)- Yemen’s army and fighters of the popular committees have carried out retaliatory attacks against military positions on the Saudi territory amid the kingdom’s ongoing airstrikes. According to Yemen’s al-Masirah news website, the Yemeni forces fired artillery

Somaliland: Kufsi loo Geystay ilmo Laba Sanno Jiray iyo Islaan 80 Jir ah

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Guddoomiyaha Komishanka Xuquuqal-insaanka Qaranka Somaliland (Somaliland National Human Rights Commission) ‘SLNHRC’ marwo Fadxiya Xuseen Jaahuur, ayaa shaacisay inay dalka ka dhacaan falal kufsi oo aan kala sooc lahayn oo loo geysto dumarka iyo carruurta yaryar. Marwo

Kabihii Ugu Qaalisanaa oo lagu kala Iibsanayo $20,000

Araweelo News Network Kabo-ciyaareed qaybo ka mid ah dahab yahay oo laga sameeyey maqaar Yaxaas, ayaa lagu iibinayaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, kuwaasoo lagu baayacay lacag dhan $20,000, kana dhigaya kabihii ugu qaalisanaa dunida ee lacag intaas le’eg

Nin 13 Sanno u Mashquulsanaa Badbaadinta Dadka Qorsheeya inay Is-dilaan

Araweelo News Network Toddobaad kasta dhammaadkiisa 13kii sannadood ee u dambeeyey, waxa uu Chensi Si ku mashquulsanaa inuu ag istaago buundo dheer oo 20km (12.4 mayl) dhulka u jirta oo ku taal dalka Shiinaha, kaasoo badanaa ay iska tuuraan dadka

KULMIYE Oo Meesha Ka Saaray Inuu Burburay Wadahadal U Dhexeeyay Garabka Xisbiga UCID Ee Jamaal Cali Xuseen

Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Guddoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee Xisbiga KULMIYE, Muj Maxamed Kaahin Axmed, ayaa hadlay wadahadal u dhexeeyay garabka uu Hoggaamiyo jamaal Cali Xuseen ee xisbiga UCID, kadib markii Xisbiga UCID ku kala qaybsamay aragtiga hogaaminta mustaqbalka ee

Madaxweynaha Iyo Weftigii Uu Hogaaminaayey Oo Ku Soo Laabtay Togdheer

Araweelo News Network Burco(ANN) Madaxweynaha Iyo Weftigii Uu Hogaaminaayey Oo Lagu Soo Dhaweeyey Degaanada Fadhi-gaab, Xayira, War-idaad, Gar-adag Dibna Ugu Soo Laabtay Togdheer Burco(ANN) Weftigii Madaxweynaha Qaranka Somaliland ee mudada sideeda maalmood ah ku guda jiray socdaalkoodii Tabantaabo, ayaa saaka

Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Wadooyinka Somaliland Cali Mareexaan Oo 500 Qoys Gaadhsiiyay Deeq Raashin Iyo Biyo Deegaanka Garadag

Araweelo News Network Garadag (ANN) Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Wadooyinka Somaliland Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa deeq gargaar ah gaadhsiiyay boqolaal qoys oo abaarta kusoo barakacay degmada Garadag. Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Wadooyinka Somaliland Cali Xasan Maxamed

Qarax Lagu Hoobtay Oo Ka Dhacay Muqdisho

Araweelo News Network Mogadishu (ANN) Ugu yaraan 20 qof ayaa dhimatay, tobaneeyo kalena waa ay dhaawacmeen kaddib markii uu qarax ka dhacay suuq ku yaala magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhashay baabuur walxaha qarxa laga

Dab Ka Kacay Dhulka Yuhuudu Xoogga Ku Haysto Ee Falastiin Oo Xal Loo Waayay

Araweelo News Network Jerusalem (ANN) Dhulka Filasdiin ee Yahuuddu xoogga ku heysato waxaa sii xoogeystay dabka ka kacay magaalooyinka iyo deegaannada xoogga lagu dajiyay dadka Yahuudda ah. Wararka ka imaanaya Filasdiin waxay sheegayaan in dab si xowlli ah ku socda

Somaliland: Raxmaadka Roobka Oo Curtay Deegaamo Badan

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Raxmaadka Roobka, ayaa ka curtay deegaamo badan oo Somaliland ah, balse deegamadii ay abaartu ugu darnayd ee dhinaca bariga Somaliland ayaan weli daruuraha roobku ku tixiin. Maalmihii u danbeeyay waxa gobolada iyo degmooyinka Somaliland laga iclaamiyay salaad