Month: September 2017
Mucjisada Garashada Dahsoon ee Dhirta
W/Q. Axmed-Nimcaan Cali Dhibica roobka ayaa hoggaansha in ay suurtogal noqoto soo awaal baxa dhallaanka dhirta, walaw ay jirto marmar, kaabayaal ka qayb qaata firidhka iyo fogaanta dhallaanka, haddana mesha kama maqna xeerkii waalidnimo ee ahaa ogolaanshaha in agtiisa
Hoggaanka KULMIYE iyo WADDANI Midkee ayaa Isbeddel ku Samayn Kara Somaliland?
Qore: Maxamed Cali Caamir (Maadhiin Tuyuub) Sida la ogyahay waxa ay hoggaanka ugu sareeya xisbiga WADDANI ee ku ololeeyaan isbeddel ayaannu samaynaa oo aannu ka dhalinaynaa dalka Jamhuuriyadda Somaliland, haddaba waxa aan dul istaagayaa erayga isbeddel amma cidda keeni karta,
Khilaafka Dalalka Khaliijka Oo Hadheeyay Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Khilaafka u dhexeeya dalalka Khaliijka, ayaa hadheeyay dowladda Federaalka ee Soomaaliya kadib mawqifkii ay ka qaadatay khilaafka dowladaha khaliijka, kaasoo ay ganafka ku dhifteen inta badan madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya. Arrintan, ayaa sababtay in muran ka dhashay
Hoggaamiyaha Maamul Goboleedka Soomaaliya Ee Jubbaland Oo Ku Baaqay In La Dejiyo Khilaafka Dawlada Federaalka Iyo Madaxda Maamulada Gobolada
Araweelo News Network Kismaayo(ANN)-‘Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay arrinta Siyasadeed ee Khilaafka Wadamada Khaliijka kaas oo saameeyay xukuumadda Fedraalka ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada. Axmed Madoobe, waxa
Basas ku Gubtay Gudaha Caasimadda Hargeysa iyo Cabsi soo Food-saartay Baslayaasha
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Masuuliyiinta iyo dirawalada gaadiidka basaska, ayaa walaac xoogan ka muujiyey dhacdo ugub ku ah oo sababtay in laba baabuur oo basas ah ku gubteen istaanka ay ka rakaabsadaan ee xaafadda Jigjiga-yar, degmada Ibraahim Kood-buur ee
Hargeysa: Wakaaladda Biyaha Oo Soo Bandhigtay Qiimaha Booyadaha Yaryar Biyaha Kaga iibin Karaan Bulshada
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha ee Hargeysa Mr. Maxamed Cali Daarood, ayaa ka hadlay qiimaha ay gaadiidlayda Booyadaha yaryar biyaha kaga iibin karaan bulshada ku dhaqan caasimadda Somaliland. Mr. Maxamed Cali Daarood oo saxaafadda la hadlay shalay,
Murrashaxa WADDANI Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Sida Loogu Soo Dhaweeyey Gabiley
Araweelo News Network Gabiley(ANN) – Wefdi balaadhan oo uu hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa maanta si xamaasad leh loogu soo dhaweeyey gobolka Cagaaran ee Gabiley. Musharax Xisbiga Waddani iyo weftigii uu hogaaminayey oo
Xisbiga UCID Oo Xilalkii Ka Qaaday Saraakiil Xisbiga Ka Tirsanaa Oo Ka Hawl Gelayay Gobolada Togdheer Iyo Awdal
Araweelo News Network Hargeysa(ANN) Xisbiga UCID, ayaa Xilalkii ay ka hayeen Xisbiga ka qaaday saraakiil uga hawl gelayay gobolada Togdheer iyo Awdal. sidaana, waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xisbiga oo ujeedadiisa lagu sheegay Xil ka qaadis. qoraalkaa oo uu
German plane hijacked to Somalia in 1977 brought back home
Araweelo News Network Frankfurt(ANN)-A Lufthansa passenger jet that was hijacked to Somalia 40 years ago at the height of a far-left militant group’s campaign against West German authorities has returned home. The dpa news agency reported that the Boeing
North Korean nuclear bomb test threat over Pacific ‘shocking’: Mattis
Araweelo News Network Washington(ANN)-US Defense Secretary James Mattis has said it would be “a shocking display of irresponsibility” for North Korea to go ahead with its threat to test a hydrogen bomb over the Pacific Ocean. Mattis made the remarks