Month: January 2019
Somaliland: Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Oo Daahfurtay Diiwaangelinta iyo Samaynta Manhajka Maddarasadaha Qur’aanka
Hargeysa(ANN)-Wasaaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo bandhigtay qorshe lagu Daah-furtay bilawga diiwaangelinta iyo manhaj loo samaynayo Maddarasadaha Qur’aanka lagu barto ee dalka, Munaasibadda diiwaangelinta oo ay ka qaybgaleen Wasiirka, Agaasimaha guud, Madaxda Waaxyaha iyo Shaqaalaha kala duwan ee
Ethiopia:Tigrai and Amhara state presidents made joint statement
Tigrai and Amhara state presidents Dr. Debretsion Gebremichael and Gedu Andargachew made joint statement in Addis Ababa. Addis Ababa(ANN)-The leaders of Tigrai and Amhara regional states made a joint statement in Addis Ababa after they had discussions with Ethiopian elders.
Africa: Alduco Engineering Services lauded in Africa-focused London Stock Exchange Group report
PRESS RELEASE Alduco Engineering Services lauded in Africa-focused London Stock Exchange Group report The report identifies the continent’s most inspiration and dynamic private, high-growth companies MALABO, Equatorial Guinea, (ANN)– Equatorial Guinea-based Alduco Engineering Services, a subsidiary of the Alduco Group
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Qaabilay Safiirka Ethiopia Usoo Magcawday Somaliland
WAR-SAXAAFADEED Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dawladda Federal-ka Itoobiya dhawaan u soo magacowday Jamhuuriyadda Somaliland, Amb Shamsudiin Axmed Rooble. Kulankan Madaxweynuhu ku qaabiley Safiirka, ayaa ujeedkiisu ahaa soo dhawayn, madaama
Africa: Partnerships Key to Improving Prosperity and Economic Development in Africa Says DP World Chairman and CEO
PRESS RELEASE Partnerships Key to Improving Prosperity and Economic Development in Africa Says DP World Chairman and CEO Removal of trade barriers, connecting nations and infrastructure development key to the future DUBAI, United Arab Emirat(ANN) — The key to African
Somalia: US airstrikes killed 52 Al-shabab in southern Mogadishu
Mogadishu (ANN)-The US military claims that its airstrikes have killed 52 members of the al-Qaeda-linked al-Shabab militant group in southern Somalia. The US Africa Command said the fatalities took place in Somalia’s Middle Juba region, where the militants had launched
US’ Bernie Sanders slams Saudi’s Bin Salman
Washington(ANN)-Veteran US politician Bernie Sanders has severely criticised Saudi Crown Prince Mohammad Bin Salman (MBS) and called for the international community to hold him accountable for his crimes. Sanders – a former nominee for the US presidential elections – also
Dalka Qadar Oo Ka Guuleysatay Sacuudiga
Dubai (ANN)-Dalka Qadar oo si weyn ay ugu kala qaybsan yihiin Sucuudiga Siyaasada Mandaqada, ayaa ku guulaystay ciyaar xiiso iyo xamaasad gaar ah lahayd oo dhexmartay. Ciyaarta oo qayb ka ahayd Koobka Qaramada Dalalka Aasiya, ayaa xalay ka dhacday dalka
Warbixin: Maxaa Sababay in Kenya u Nuglaato Weerarka Al-shabaab Marka loo eego Dalalka Kale ee Jaarka ah ?
Hargeysa (ANN)-Dalalka ay ciidammadu ka joogaan Soomaaliya, sida Kenya, Itoobiya iyo Ugaandha, ayaa si weyn uga feejigan inay weerarro kala kulmaan xarakada Al-shabaab ee ay kula daggaalamaan deegaanno ka tirsan Soomaaliya, iyadoo kooxdani ay hore wacad ugu martay inay fulineyso