Month: May 2019
Qaramada Midoobay Oo Madaxweynaha Somaliland Ku Hanbalyaysay Siiddaynta Maxaabiista Puntland Iyo Nabada Uu Soomaaliya Ugu Baaqay
New York(ANN)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ugu baaqay Xukuumadda Soomaaliya iyo dowlad-gobolleedyada xubnaha ka ah inay wadashaqeyn dhaw yeeshaan, waxaanay hambalyeeyeen Madaxweynaha Somaliiland Muuse Biixi Cabdi oo ay ku ammaaneen cafiskii uu u fidiyey Maxaabiista Puntland laga hayey, waxaanay
UK, Oman sign partnership agreement
London(ANN)-Oman and the UK have agreed to enhance their bilateral relations in a host of fields, as reported on Anadolu Agency. According to Oman News Agency, the deal was signed in London by Yousef Bin Alawi bin Abdullah, Oman’s minister
Somaliland Oo Ugu Baaqday Maamulka Puntland inay Ka Waantoobaan Daan-daansiga, Xilna Iska Saaraan Xoojinta Nabada
Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ugu baaqday maamulka Puntland inay ka waantoobaan collaadda oo ay ka shaqeeyaan xoojinta nabada, sidaan waxa lagu sheegay war qoraal ah oo kasoo baxay Kal-fadhigii 35-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland. Fadhiga golaha Wasiiradda Somaliland oo
Dadku Soonka Siday U Qaybsamaan
Dadka iyo Soonka Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal, Ilaahay markuu inagu waajibiyey acmaasha kala duwan, dadku way ku qaybsamaan qofkastaana boos ayuu astaystaa. Ilaahay SWT wuxuu yidhi, ”Addoomahayga waxaa ka mid ah mid naftiisa dulmiyey, mid iska dhexdhexaada iyo mid
Prof. Samatar Oo ka Hadlay Sababta Uu Uga Maqnaaday Xuska 18May, Safar Ay Wada Galeen Guddoomiyaha WADDANI Iyo Arrimo kale
Hargeysa(ANN)-Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanka reer Somaliland, isla markaana ka tirsan xisbiga KULMIYE, ee talada dalka haya, balse mudooyinkii u danbeeyay kulamo iyo doodo ay u bixiyeen tabliiqa Siyaasada ay wadeen isaga iyo Prof. Cali Khaliif
Somalia: Ex- foreign minister killed in Mogadishu Car Bombing
Mogadishu(ANN)-At least six people, including a former Somali foreign minister, have been killed as a car bomb exploded near the presidential palace in Somalia’s capital, Mogadishu. Capt. Mohamed Hussein, a police spokesman, said most of the casualties were soldiers, adding that
Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Oo Ka Waramay Shidaalka Dalka Ku jira, Macdanta Iyo Arrimaha Shirkaddaha Laydhka
Hargeysa(ANN)-Wasiirka wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Jaamac Maxamuud Cigaal, ayaa sheegay in dalka Jamhuuriyada Somaliland uu qani ku yahay shidaal iyo macdan, isagoo sidoo kale soo hadal qaaday shirkaddaha Laydhka ee Dalka. Wasiirka, ayaa sidaa ka sheegay hadal uu manta
Somaliland: 28-guurada Xuska 18 May 2019-ka Oo Dhamaystiran Daawo
Hargeysa(ANN)- 28-guuradii Munaasibada xuska 18 May ee 2019 ee kasoo wareegtay markii Somaliland dib ula soo noqotay qaranimadeeda, ayaa todobaadkan si weyn looga xusay geyiga Somaliland. Muuqaal dhamystiran oo laga diyaariyay xuska munaasibadaa halkan ka Daawo. Post Views: 630
Somaliland: Madaxweynaha Oo Qaabilay Arday Ku Guulaysatay Tartanka Quraanka Ee Djibouti
Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex Arday oo reer Somaliland ah oo kaalmaha sare ka galay tartan Quraanka kariimka ah oo lagu qabtay dalka Djibouti. Saddexdan Arday oo kala ah Bashiir Cabdullaahi Maxamed
UN: 510 dead 2,467 injured in Libya since Tripoli war
Tripoli(ANN)- At least 510 people have been killed and 2,467 injured during the military escalation in the Libyan capital, Tripoli, the United Nations World Health Organisation (WHO) said. “The toll from the armed conflict in Tripoli, Libya, continues to climb.