Hargeysa(ANN)- 28-guuradii Munaasibada xuska 18 May ee 2019 ee kasoo wareegtay markii Somaliland dib ula soo noqotay qaranimadeeda, ayaa todobaadkan si weyn looga xusay geyiga Somaliland.

Muuqaal dhamystiran oo laga diyaariyay xuska munaasibadaa halkan ka Daawo.