Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2019

Total 134 Posts

Qarax Galaaftay In Ka Badan 70 Qof Oo Ka Dhacay Muqdsiho

Muqdisho(ANN)- Qarax weyn oo saaka aroortii hore ka dhacay Magaalada Muqdisho, ayaa galaaftay nollosha in ka badan 76 qof, wuxuuna sababay tiro intaa ka badan oo dhaawac ah walaw aan si dhab ah ilaa hada loo ogayn dhaawaca oo wararka

“Madaxweynuhu Gurmad Ayuu U Baahanyahay, Ramaaxna Waxa Xidhay Kooxda Heeggo”Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun, Af-hayeenka WADDANI

Hargeysa(ANN)-Afhayeeka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Garyaqaan Barkhad jaamac batuun, ayaa si adag uga hadlay xadhiga Xoghayihii Arrimaha Gudaha Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo xalay Xabsiga loo taxaabay, isagoo dhinaca kale ku baaqay in madaxweynaha loo gurmado oo laga badbaadiyo

Several Saudi forces killed, wounded in Yemeni attack on Najran base

Sana”a(ANN)- The Yemeni army has successfully hit a Saudi base in Najran belonging to the country’s border guards with a ballistic missile in a retaliatory attack that killed and wounded dozens of Saudi forces, says the Army spokesman. The spokesman

Emirate Ship Used as the Floating in Prison to Detain Fishermen

Sana’a(ANN)-Minister of Fisheries Mohammed Al-Zubairi revealed that an Emirati ship is used as a floating prison in the sea to detain fishermen, stressing that the ministry has submitted complaints more than once to international organizations. In a statement to Almasirah,

Xukuumadda Oo Sababaysay Xadhiga Xoghayaha Arrimaha Gudaha Ee UCID

“Xadhiga Ramaax waxaa loo maray sharciga, waxaana loo jaray Waaran,” Gaashaanle sarre Faysal Xiis Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Xadhiga Xoghayihii Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID, Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo maanta Xabsiga loo taxaabay. Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland, Gaashaanle

Xukuumadda Oo Xabsiga U Taxaabtay Xoghayihii Arrimaha Gudaha Ee Xisbiga UCID, Ramaax

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Xoghayihii Arrimaha Gudaha ee Xisbiga UCID, Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, sidaana waxa warbaahinta u xaqiijiyay maanta Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdullaahi. Sarkaalka u hadlay Xisbiga UCID, ma sheegin sababta rasmiga ah ee

Go’aamo Kasoo Baxay Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Oo Saamayna Hay’addaha Qaramada Midoobay Ee Ka Hawlgala Dalka

Hargeysa(ANN)-Fadhigii 51-aad ee golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isla markaana uu ku weheliyo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta lagaga dooday laguna ansixiyey xeerar kala duwan. Sida lagu

Somaliland: Madaxweynaha Iyo Hoggaamiyayaasha Mucaaradka Oo Isla Gaadhay Qodobo Muhiim Ah

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Muuse Biixi Cabdi oo uu weheliyo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland, Md Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta markii labaad muddo todobaad guddihii ah kulan la qaatay Guddoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka ee WADDANI iyo UCID. Kulanka dhexmaray Madaxweynaha

THE DESTINY OF THE REPUBLIC OF SOMALILAND WILL ALWAYS BE DETERMINED ONLY BY THE PEOPLE OF SOMALILAND

For the last 28 years, Somaliland had worked tirelessly towards a country where everyone can lead a peaceful and productive life. Somaliland succeeded to create a sense of ownership and nationhood among all its citizens which has safeguarded peace and

Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In Somaliland Soomaaliya Dheertahay Qodob Dastuurka Ah

“Saamiga Kuraasta iyo Komishanku Waa Basiid, Qodobka Dhibaatada Ah, Waa….”Madaxweyne Biixi Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dib u dhaca doorashooyinka Somaliland ee dib u dhaca soo noqnoqday, wuxuuna ka hadlay qodobada hortaagan ee u baahan