Month: February 2020
#Somaliland: Wasiirka Gaadiidka Oo Dhagax-dhigay Waddo Isku Xidhaysa Laascaanood iyo Kala-baydh
Laascaanood (ANN) Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdullaahi Abokor Cismaan, ayaa si rasmi ah u dhagax-dhigay waddo dhererkeedu yahay 32 km oo isku xidhaysa magaalooyinka Laascaanood iyo Kala-baydh ee Gobolka Sool. Xubno ka mid ah Odayaasha iyo waxgaradka
Africa: Novartis and Drugs for Neglected Diseases initiative (DNDi) to collaborate on the development of a new oral drug to treat Visceral Leishmaniasis
PRESS RELEASE Visceral leishmaniasis, also known as kala-azar, is the most serious form of leishmaniasis, causing fever, weight loss, spleen and liver enlargement, and if left untreated, death BASEL, Switzerland,(ANN)– LXE408 is a first-in-class compound, discovered at Novartis (https://www.Novartis.com/) with
#Hass Petroleum Oo Beenisay Eedaymo Wasiirka Hawlaha Guud La Xidhiidhay
“Arrintan Maaha Eed Fudud, Waana Ceebayn Shirkadda Ah, Sharciga Ayaan La Tiigsanaynaa Wasiirka” Cabdirisaaq Ibraahim, Maamulaha Hass Ee Somaliland Hargeysa(ANN)-Maamulka Shirkadda Shidaalka ee Hass Petroleum oo ah shirkaddaha ugu weyn ee Shidaalka Keena Somaliland, isla markaana ka hawlgasha Soomaaliya iyo
Egypt: Former President Hosni Mubarak died
Cairo(ANN)- Egypt’s ousted former President Hosni Mubarak has died at the age of 91, state television said today, weeks after undergoing surgery. Mubarak ruled Egypt for 30 years until he was ousted following mass protests against his rule in 2011.
Wasiirka Gaadiidka Somaliland Oo Shaaciyay Xilliga La Dhisayo Madaarka Burco
“Burco Waa Caasimaddii Labaad Ee Dalka, Madaarkan Burco waxa uu ahaa Madaarkii ugu horeeyay ee dhul Soomaaliyeed Madaar laga dhiso 1921kii.” Wasiir Cabdullaahi Abokor Burco (ANN)-Wasiirka Gaadiidka iyo Horrumarinta Wadooyinka Somaliland, Cabdullaahi Abokor, ayaa shaaciyay xilliga ay Xukuumaddu dhisayso Madaarka
#Somaliland Maxaa Uga Meel-yaal Isbedelada Lama Huraanka Ah Ee Geeska Afrika?
By Mustafe Adam Waa marag-ma-doon in dhibaatooyin aad u culculus ay soo gaadheen dadka iyo dalka Somaliland xilligii taliskii keligii taliye Maxamed Siyaad Barre. Dhibaatooyinkaasi keliya kuma koobna xasuuq ama dad iyaga oo nool raabo-raabo la iskugu xidhay oo la
Iraan Oo Shaacisay Tirada Dadka U Dhintay Cudurka Coronavirus
Tehran(ANN)-Xukuumadda Dalka Iraan, ayaa shaacisay tirada dadka ilaa hadda ku dhintay dalkeeda ee uu haleelay Cudurka Coronavirus, Wasaaradda caafimaadka ee Iiraan ayaa sheegtay in tirada dhimashada cudurka coronavirus ee ka dhacday dalka ay gaadhay 12 qof, halka tirada la xaqiijiyey
#Africa: Sanlam Financial Journalism Awards entries close on 28 February
PRESS RELEASE The Awards, running for the 45th consecutive year, recognise the best financial reporting by reporters based in Africa CAPE TOWN, South Africa, (ANN) — With 5 days before entries close for the 2019 Sanlam (https://www.Sanlam.com/) Financial Journalist of
#Coronavirus Oo Isaga Gudbay Qaaradaha, Xukuumadda Iraan Oo Shaacisay Tirada Dadka U Dhintay, Dalalka Gacanka Iyo Afrika Ee Lagu Arkay
Warbixin: by Carraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist Tehran(ANN)-#Coronavirus, ayaa isaga gudbay dacalada dunida, Xukuumadda Dalka Iraan, ayaa shaacisay tirada dadka ilaa hadda ku dhintay dalkeeda ee uu haleelay Cudurka Coronavirus, Wasaaradda caafimaadka ee Iiraan ayaa sheegtay
We’re Teaching History Wrong
By Rebecca Onion, Slate – Pocket For decades now, Sam Wineburg, a professor of education and history at Stanford, has been studying the way history is taught. His book, Why Learn History (When It’s Already on Your Phone?),is about the