Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2020

Total 134 Posts

#Coronavirus: Doodaha Murugsan Ee Maraykanka, Sababaha Ay Nafteedta U Haligtay Dhakhtarad Safka Hore Kaga Jirtay Dagaalka COVID-19

Kooxda Qarsoon Ee Sheedda Ka Hagaya Faafitaanka Coronavirus Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist New York(ANN)-Dhakhtar sare oo ka tirsan qolka xaaladdaha deg-degga ah ee cusbitaalka Manhattan oo daweeyey bukaanno badan oo cudurka Coronavirus ah 

Qardho: Dhimashada Tobbaneeyo Qof Iyo Kuwo La Raadinayo Raq iyo Ruux

Qardho(ANN)- Roobab mahiigaan ah, ayaa sababay dhimashada ku dhowaad tebbaneeyo qof, kuwo kale oo raq iyo ruux aan la hayn, isla marakana sababy khasaare hantiyeed iyo inay qoysas badan ka barakacaan guruhooda magaalada Qardho ee Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

British MP fasting to better understand Islam

London(ANN)-A British Member of Parliament decided to join the fast during the first week of the holy month of Ramadan. Paul Bristow, Conservative MP for Peterborough in Eastern England, announced his decision via video on Twitter. “Ramadan is a time

Eritrea is in a state of uncertainty after its embassy in the West has been evacuated

Asmara(ANN)-The United States and Britain are among the countries that withdrawing their Embassies on the mission in Asmara and warning. All foreign nationals, including diplomats, must apply in advance for a travel permit to leave the Asmara region, as stated

#Coronavirus Oo Beeniyay Hankii Iyo Qabkii Maraykanka Iyo Xulufadiisa

Dhimashadii ugu badnayd ee COVID-19 iyo garaafka oo kor ugu kacay ku dhowaad 3 Milyan. Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist New York (ANN)-Dalka Maraykanka , ayaa waajahay xaalad adag kadib markii dhimashadii ugu badnayd

North Korean leader’s train seen at resort town amid speculation about death

Hong Kong TV news channel HKSTV’s vice director, Qing Feng, claimed that according to a “very solid source,” Kim was dead. Seoul(ANN)- North Korean leader’s train seen at resort town amid speculation about death, but last Tuesday South Korea and

Iiraan Masaajidada Oo Dib Loo Furay Iyo Dalka Oo Loo Qaybiyay Khadadka Midabada Leh

Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist. Tehran(ANN)-Xukuumadda Dalka Iiraan, ayaa shaacisay inay dib u furay Masaajidada si ay dadku u gutaan cibaaddada, maadaama lagu jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan, balse furitaanka ayaa lagu xidhay shuruud,

Wasiirka Maaliyadda oo Weli aan Talaabo ka qaadin Maamulka Kastamka Berbera!!!!!

By Maxamed Xasan Cabdi Guddi khaas ah oo loo xilsaaray ka soo Jawaabida KoonteenarSiday ( 113000-Kun Oo Mobile ) Oo Qaab Musuq-Maasuq loogu cashuuray inuu sido 60 Kiish oo Sonkor ah, ayaa Natiijadda baadhistoodii ku celiyey Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Mudaharaadka Iyo Dilka Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho(ANN)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay mudaharaadyada ka dhacay Magaalada Muqdisho, wuxuuna ku tikmaamay wax marar badan laga digay oo Soomaaliya ku celiyay dariiqii keli taliska ee ay soo martay. Sidoo kale, Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar

Maraykanka: Xeel-dheerayaasha xannuunada Faafa Iyo Saraakiisha Caafimaadka Oo isku Murgay

Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist. Washington(ANN)-Doodo kulal ayaa ka dhasahay kadib markii dalka Maraykanku noqday kii ugu dhimashada badnaa ee caabuqa Coronavirus ee dunida ku baahay, iyadoo tiradii ugu badnayd maalin keliya ugu dhimatay