Month: June 2020
Madaxweynaha Djibouti Oo Ka Hadlay Kulanka Madaxweyne Biixi Iyo Farmaajo Ee Dalkiisa, Doorka Abiy Ee Ethiopia Iyo Duruufaha Ku Xeeran
Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist. Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa usii jeeda caasimada Dalka Djibouti si uu kulan ula yeesho Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar
Maraykanka Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka Djibouti Iyo Xiisaddaha Ka Taagan
Djibouti(ANN)-Maraykanka, ayaa ka hadlay xaaladda dalka Djibouti iyo xiisaddaha ka taagan, waxayna uga diggeen Muwaadiniinta u dhashay Maraykanka ee ku sugan dalalka Bariga Afrika in ay tagaan dalka Djibouti. Maraykanka, ayaa sabab u dhigay digniinta mid la xidhiidha sababo nabadgeliyo
Biden blasts Trump as US coronavirus cases top 2 million
New York(ANN)-With the number of US coronavirus cases now topping 2 million, Democratic presidential candidate Joe Biden on Thursday blasted anew President Donald Trump’s handling of the pandemic, saying Trump “still refuses to take the virus seriously.” Noting that the
Berbera Port first phase construction nearing completion
ADDIS ABABA(ANN)– The first phase expansion project of world-class Port of Berbera is to be finalized this year, Somaliland Permanent Diplomatic Mission in Ethiopia Deputy Amb. Barkhad Mohamoud Kaariye told The Ethiopian Herald. He said in an exclusive interview with
Aqalka Sare Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Si Weyn Isugu Khilaafsan Natiijada Kasoo Baxday Kulan Ay Yeesheen Guddida Joogtada Ah
Muqdisho(ANN)-Guddoomiyayaasha Aqalka sare ee Soomaaliya oo isku khilaafay natiijada kasoo baxday kulan uu guddoominayay guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo kulan uu la qaatay guddida joogtada ee golaha. Kulankaa oo laga soo saaray qoraal uu sheegay in
Maraykanka Oo War Kasoo Saaray Xiisada Dib U Dhaca Doorashada Soomaaliya
Muqdisho(ANN)-Maraykanka, ayaa war kasoo saaray xiisada ka taagan dib u dhaca doorashada Soomaaliya ee qaramada Midoobay iyo beesha caalamku ku dirqiyayaan dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo xiligeedu gabaabsi yahay. Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqday dowladda Federaalka Soomaaliya inay si
Somaliland Tirada Xannuunka Coronavirus Oo Korodhay
Hargeysa(ANN)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa warbixinaha uu maalib walba la wadaago warbaahinta ee xannuunka Coronavirus ku shaacisay maanta, in ay korodhay tirade dadka laga helay xannuunka COVID-19. Warbixinta, ayaa lagu sheegtay in 24-kii saacadood ee u dambeeyey laga
Qaramada Midoobay Oo Xukuumadda Federaalka Ee Soomaaliya Ugu Baaqday In Aannay Muddo Kordhin Samayn
Muqdisho(ANN)-Qaramada Midoobay, ayaa cadaadis ku saartay xukuumadda Madaxweyne Farmaajo ee dawladda Federaalka ee Soomaaliya in aannay samayn muddo kordhin ee ay qabato doorashada. Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, ayaa fariin la xidhiidha arrinta doorashada u gudbiyay Madaxa Dawladda
Muuqaalo Kala Duwan Oo Laga Baahiyay Xaaladda Duuliye Fu’aad Iyo Qareenkiisa Oo Canbaareeyay Muuqaalka Laga Baahiyay Telefishanka Dawladda Djbouti
Djibouti(ANN)-Warar kala duwan iyo muuqaalo laga soo duubay duuliye Fu’aad Yuusuf Cali oo ku jira Xabsiga ayaa bixinaya jawaabo kala duwan oo iftiiminaya xaaladda uu ku suganyahay Fu’aad, kadib markii xalay laga baahiyay Telefishanka Dawladda ee RTD, muuqaal la sheegay
Changing the Somaliland and Somalia political narrative from accusation to discussion
Changing the Somaliland and Somalia political narrative from accusation to discussion By. Ismael Mohamoud Hurre Buba Law No. 5 Unity between Somalia and Somaliland was proclaimed by Law No. 5 of 31 January 1961, known as “Act of Union”,