Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2020

Total 133 Posts

Sheekh Dirir Oo Hadlay Firqooyinka Diinta, Kooxda Uu Ka Tirsan Yahay, Akhlaaqiyaadka Saxaafada Muslinka Iyo Aragtidiisa Xilalka Dowladeed

Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, ayaa ka jawaabay su’aallo laga waydiiyey saxnimada fariiqooyinka culimada iyo haddii uu koox fariiqo ah ku jiro mida ay tahay,  sababta uu uga maqnaado xallinta khilaafyada siyaasiga ah ee dalka iyo arrimo kale. Sheekh Maxamed

Xiisad Siyaasadeed Oo Ka Taagan Soomaaliya Iyo Dhawaaqyo Kulul Oo Kasoo Baxay Mucaaradka Xukuumadda Farmaajo

Muqdisho(ANN)-Xiisad siyaasadeed, ayaa ka dhalatay hadal ay shalay ka jeedisay Golaha Baarlamaanka Soomaaliya Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Soomaaliya, Marwo Xaliimo Ismaaciil Ibraahin (Xaliimo Yarey), kaddib markii ay sheegtay in aannay suurta gal ahayn in la qabto doorasho, isla markaana loo baahanyahay

Somaliland Lixdan Sannadood Xoriyaddii Kadib Halkay U Socotaa? Doodda Xarunta Dhaqanka Hargeysa

Hargeysa(ANN)- Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa oo dhawaanahan ba wadday doodo iyo xog-is-weydaarsiyo xidhiidh ah oo kala duwan, ayaa maanta qabatay dood ku saabsan 60-guurada ka soo wareegtay markii ay Somaliland xornimada ka qaadatay Maxmiyaddii Boqortooyada Britain 26 June 1960. Doodda,

Somaliland: Xukuumadda Oo Jawaab Ka Bixisay Xadhiga Xarumaha Universal Iyo Star Ee Hargeysa

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xidhay xarunta Telefishinkii labaad laba maalmood kadib markii ay maanta Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Albaabada u laabeen xarunta Telefishinka Universal ku leeyahay magaalada Hargeysa, iyadoo hore xukuumaddu isla sidan ula wareegtay xarunta Telefishanka STAR ee Magaalada Hargeysa.

The Political and Economic Problems of Sudan Since to Al-Bashir Coup

Araweelo News is an Associated Network News The most trusted source for news/Follow us and Like on Facebook https://facebook.com/Araweelonews
#Araweelonews is a Associated Network News The most trusted source for news & Political/ investigation reports/ Human Rights Issues/Educations/Social affairs and .

Barnaamij Si Weyn U Lafa Guray Dhibaatooyin Hadheeyay Qaybo Ka Mid Nolosha Bulshada Soomaalida

  Hargeysa(ANN)-Barnaamij daaha ka feydaya dhibaatooyinka ay la kulmaan dadka la hayb-sooco ee ka mid ah Bulshada Soomaalida, ayaa lagu faaqiday  dulmiga ugu qotada dheer, uguna huqda weyn caalamka ee horumarka u diiday Bulshada sida weyn loo faquuqay. Dulmigan ayaa

Madaxweyne Biixi Oo Hanbalyo U Diray Shacabka Dalka Djibouti

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaaya magaciisa iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa dawladda aynu jaarka iyo walaalaha dhaw nahay ee Jamhuuriyada Jabuuti oo ay caawa ku beegan tahay Xuska

The Argument For Recognition Of Somaliland Republic

  I. Introduction   After a bloody civil war, in January 1991 Siad Barr’s Twenty-one-years regime was overthrown in Somlia.  The Northern Half of Somalia Declared its Independence as the Republic of Somaliland in May 1991.   This outline summarizes the

Badheedhihii Wasiir Koore Ee Reer Boorama U Sacab-tumeen

“Hadaad Maqasho Soomaaliya ayaa la doonayaa, waxaad famahtaa cidda la doonayo,….” Wasiir Saleebaan Cali Koore Burco(ANN)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland, Saleebaan Cali Koore, ayaa hadalo dhaxal-gal ah ka jeediyay madal lagu xusayay munaasibadii 60-guurada ka soo wareegtay

Burco Munaasibadii Xuska Lixdan-guuradii Kasoo Wareegtay Markii Boqortooyadii Midawday Ee Britain Xorriyaddeeda Siisay Somaliland

Burco(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici, ayaa Xarunta gobolka Togdheer ee Magaaladda burco kaga qayb galay munaasibad lagu xusayay 60-guurada ka soo wareegtay markii ay Somaliland xorriyaddeeda  ka qaadatay Boqortooyada Midawday ee United Kingdom. 26 June 1960.