Month: June 2020
Qosolkii Madaxweyne Biixi Iyo Taashka Loo Xidhay Guddoomiye Saleebaan
Warbixin: By. Carraale M Jaamac Freelance Journalist and Human Rights Activist. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Wefdigii uu hoggaaminayay oo dalka kusoo laabtay maanta, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Magaalada Hargeysa, kadib markii ay kasoo laabteen dalka Djibouti
Kumuu Ahaa Qoraagii Geeriyooday Maxamed Baashe Xaaji Xasan
W/Q. Muhammad Suleiman AHN Maxamed Baashe Xaaji Xasan waxa uu dayrtii 1963kii ku dhashay deegaanka Meygaagle oo ku yaalla duleedka Sacmadeeqo oo ka tirsan Degmada Buuhoodle. Waxa uu malcaamadda Qur’aanka ka bilaabay 1969kii magaalada Ballidhiig. Fasalkii kowaad ee dugsiga hoose
Daladda Ictiraaf-doonka Somaliland Oo Ka Hadashay Wefdiga Madaxweye Biixi Ee Wada Hadaladii Djibouti Ka Dhacay
Hargeysa(ANN)-Daladda Ictiraaf-raadinta Somaliland, ayaa ka hadashay wefdiga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi hoggaaminayay ee dalka Djibouti kaga qaybgalay wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Daladda ictiraaf-doonka Somaliland (Somaliland Recognition Storm), waa muwaadiniin is xilqaamay oo ku sugan gudaha iyo dibaddaba, kuwaas oo
Somaliland: Muuqaalka Madaxweyne Biixi Iyo Wefdigiisa Oo Kusoo Laabtay Hargeysa Kana Hadlay Sida Uu Ku Dhammaaday Shirkii Djibouti
Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdigii uu hoggaaminayay, ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay maanta dhabaha diyaaradaha ee Egal International Airpor ee Magaalada Hargeysa. Madaxweyne Biixi, iyo wefdigiisa,ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Hargeysa, waxaana loo gelbiyay dhanka Madaxtooyadda,
Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Ku Heshiiyay Dhawr Qodob Kadib Markii Dawladda Djibouti Ku Guntatay In Aanu Shirku Burburin
Djibouti!(ANN)-Dhinacyada Somaliland Iyo Soomaaliya ee shirka wada hadalku uga socday Dalka Djibouti oo dib laysugu soo celiyay cawyskii caawa kadib markii ay ku kala kaceen fadhiga, ayaa soo saaray saqdii dhexe dhawr qodob oo ay Isla qaateen. Waxayna labada
Somaliland-Somalia Dialogue breaks down
Djibouti(ANN)- The talks between Somaliland and Somalia in Djibouti collapsed after talks on technical issues between the two sides were resolved. Somaliland’s Minister for Livestock Development, Said Sulub, a delegation of the President of the Republic of Somaliland and a
Burburka Shirka Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Ee Djibouti
Djibouti(ANN)-Shirka wada hadalada u dhexeeyay dhinacyada Somaliland iyo Soomaaliya ee ka socday dalka Djibouti, ayaa bur-buray, kaddib markii laysku mariwaayay qodobada laga wada hadlayay ee loo saaray guddiyada farsamo ee labada dhinac. Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Xannaanada Xoolaha Somaliland, Siciid Sulub
Dagaal Dhexmaray Shiinaha Iyo Hindiya Oo Gamcaha Laysula Tegey
Delhi(ANN)-Dagaal gamcaha laysula tegey oo dhexmaray dalalka Hindiya iyo shiinaha, ayaa sababay dhimashada in ka badan labaatan ka tirsan Ciidamada dalka Hindiya ee jooga xadka ay la wadaagaan dalka Shiinaha. Markii ay bilaabantay xiisaddu, waxaa laysu adeegsaday dagaal laysu adeegsaday
Djibouti Drug trafficking Tommy Tayoro Nyckoss under surveillance of the Guelleh Presidential Guard for drug trafficking story ?
Djibouti(ANN)-Drug trafficking: Nyckoss under surveillance of the Guelleh Presidential Guard for a story of ass or drug trafficking? Everyone in Djibouti knows that Tommy Tayoro Nyckoss, the husband of the daughter of the President of Djibouti and consul general of
Multipartism and clannism in Somalia: Breaking the vicious cycle
by Mohamed Salah Ahmed Recently, the president of the federal government of Somalia signed an electoral law expected to move the country from a clan-based political system to a multiparty system. This move sparked hope of ending the clan-based power-sharing