Month: August 2020
Xukuumadda Somaliland Oo Maxkamadda Sare U Gudbinay Muranka Ka Taagan Doorashooyinka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa go’aamisay in muranka doorashooyinka golayaasha wakiiladda iyo deegaanka loo gudbiyo Maxkamadda sare ee dalka si ay go’aan uga soo saarto. Sidaana, waxa lagu sheegay War-saxaafadeed kasoo baxay Fadhigii 62aad ee golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland
Xaashi Axmed Xaashi Oo Fagaare Ka Shaaciyey inuu u Sharraxan yahay Golaha Deegaanka ee Hargeysa
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Munaasibad lagu shaaciyay Musharrax Xaashi Axmed Xaashi oo sheegay in uu u taagan yahay doorashada golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa, ayaa lagu qabtay Hargeysa. Madax-dhaqameed, Dhalinyaro, Ganacsato, Culimo iyo Wax-garad, ayaa ka qaybgalay Munaasibadaa oo Arbacadii shalay
Djibouti: Visit of the President of Puntland State of Somalia and Secret Issues
Araweelo News Nework Djibouti (ANN)-The President of the Puntland State of Somalia, Said Abdullahi Deni, a visit to Djibouti on Tuesday, August 11, 2020, which will take several days. During his visit to Djibouti, Deni was accompanied by Puntland Minister
Somaliland: Faldambiyeedka Loo Ciqaabo Caruurta Aan Qaangaadhin
War Saxaafadeed: La sii daayay, 12 August 2020 Faldambiyeed U Ciqaabidda Caruurta Loo Aqoonsan Yahay In Ay Aad U Da’ Yar Yihiin, Kuwaas Oo Aan Kala Fahmayn Sax Iyo Khalad “Wiilkeygu wuxuu jiray 14 sano [markii la xidhay]. Waxaan dareemayay
Saraakiil Al-shabaab Ah Oo Ka Baxsaday Xabsiga Muqdisho Iyo Kuwo Weerarka Lagu Dilay
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Masuuliyiinta Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho, ayaa shaaciyay sida ay ku bilaabantay dhacdadii weerarka ee dhexmartay maxaabiista iyo Askarta Ilaalada xabsiga. Taliska ciidanka asluubta ayaa sidoo kale sheegay in afar ka mid ahaa saraakiisha xabsiga ay dhinteen,
Dagaal Khasaare Sababay Oo Ka Dhacay Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho Iyo Xukuumadda Oo Ka Hadashay
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Dagaal khasaare dhaliyay, ayaa ka dhacay Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho, kaddib markii lagu warhelay sanqadha rasaas ka socotay xabsiga gudihiisa maanta, waxaana arrintaa ka hadlay saraakiil ka tirsan xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Dagaalka ka dhacay
Somaliland: Natiijada Imtixaanaadka Oo La Shaaciyay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland iyo Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa shaaciyay Imtixaanaadka shahaadig ah ee sannad dugsiyeedka 2019/2020, oo sannadkan ay ku xeernaayeen duruufaha xannuunka saamaynta ku yeeshay dunida ee COVOD-19. Xaflad kooban oo lagu qabtay
“ Sompower waxay Qiimaha Laydhka dhintay saddex jeer, waxay gaadhsiisay meel hoose, waxaase jira duruufo” Maareeyaha Sompower Cabdullaahi Beershiya
“Shirkadduhu waxay soo bandhigeen cabasho baddan, waynu u garaabaynaa, waxayse balanqaadeen,,,,” Xildhibaan Waabeeyo Hargeysa(ANN)-Guddida Khayraadka Dabiiciga ah iyo deegaanka ee golaha wakiiladda Somaliland, ayaa kulan ay la yeesheen shirkaddaha bixiya Adeegga Laydhka ee Magaalada Hargeysa ku weydiiyay arrimo la xidhiidha
Somaliland Oo Markii U Horraysay Kharashka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee 2019/2020 Dusha U Ridatay
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Wasaarada waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa ka hadashay kharashka ku baxay imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare iyo fasallada 8aad ee 2019/2020. Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta ee Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska, Marwo Ayaan Xaaji Yuusuf,
Who benefited from Beirut Explosions?
By Mark Dankof, There’s an article in the UNZ review that basically underscores my own thinking on this whole question of who is behind what happened in Beirut. The article is entitled The US, Israel, and Beirutshima. Basically, when we