Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: September 2020

Total 103 Posts

Cabdullaahi Dareewal Oo Ka Hadlay Nidaamka Furista Ururada Siyaasada Iyo Mustaqbalka Xisbiyada Somaliland

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Cabdullaahi Xuseen Imaan (Cabdullaahi Dareewal) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, ayaa ka hadlay xeerka doorashooyinka ee golaha wakiillada horyaal, qaabka ay Xisbiyada Somaliland u dhisan yihiin. Sidoo kale, wuxuu ka hadlay sharcigu wuxuu ka qabo furitaanka

Australian Journalists Forced to Leave China

Araweelo News Network Beijing(ANN)-The Australian government helped two Australian journalists living in China leave the country yesterday after a five-day diplomatic standoff.  Amid fears for their safety, Bill Birtles of the Australian Broadcasting Corporation sheltered in Australia’s embassy in Beijing,

Social Media Platforms Remove War Crimes Evidence

Araweelo News Network Archive Needed to Preserve Content Deemed Dangerous New York(ANN)-Social media platforms are taking down online content they consider terrorist, violently extremist, or hateful in a way that prevents its potential use to investigate serious crimes, including war

Somaliland: Taliyaha Booliiska Oo Ka Hadlay Jiritaanka Wararka Sheegaya In Ay Qabteen Koox Hubaysan

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Taliska Booliska Somaliland, ayaa ka hadlayay warar sheegayay in ay saacadihii lasoo dhaafay qabteen koox looga shaliyay in ay wadeen falal ka dhan ah amniga. Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Sareeye Gaas Maxamed Saqadhi Dubad oo ka hadlay

Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Doorka Mucaaradka Dhaliisha Xukuumaddiisa Iyo Dhawaaqii Xirsi?

Araweelo News Network Madaxweyne  Biixi Oo jeediyay khudbad soo jiidatay dhegaha Bulshada oo dulqaad baddan iyo deganaasho laga dareemayay. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland, Muuse  Biixi Cabdi ayaa ka muujiyay garawshiiyo dhaliisha mucaaradka ee toosinta ah, wuxuuna ku tilmaamay mid sixitaan ah oo

Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Oo Dhaliilo U Muuqday Inuu Madaxweynuhu Ka Garaabay Ka Jeediyay Madal Lagu Kulmay

“Madaxweyne Sannadkii Afraad Ayaa Kugu Socda, Waddadii Ceeraabona Waad Aragtaa, Waanu Kuu Trinaynaa Waana Ku Dul Taaganahay”Xirsi Cali Hargeysa (ANN)- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka WADDANI Xirsi Xaaji Cali Xasan oo ka qayb-galay munaasibad loo qabtay dafcaddii 17aad, ee ka qalin-jebisa Jaamacadda

“Ciiddankeena Somaliland, waxaan ku hanbalyaynaa Hawgalka Ay Fuliyeen, Jabhada Buuhoodlena Waxan Leeyahay Madaxweyna,,,,” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

“Jaamacadda waxaan Leenahay Wasiiradana Bara sida Aduunka loola hadlo ee loola macaamilo” Eng. Faysal Cali Waraabe Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaraadka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ciiddanka Amaanka ku amaanay hawlgalo ay habeenadii u danbeeyay ka wadeen gudaha Magaalada Hargeysa

“Xisbiyada Mucaaridku, Waa innay Dawladda marrada ka qaadaan” Madaxweyne Biixi

Araweelo News Network “Xisbiyadu waa korayaan habka Kaanbaynka loo gelayo, ma noqonayno inaan abuurno cadaawad iyo xanaf lagu rafto umana baahnin,”Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse  Biixi Cabdi ayaa ka qeyb-galay Xafladda qalin-jebinta Jaamacada Hargeysa ee Dufcaddii

Dar-daarankii Iyo Difaacii Dhawaaqa Mucaaradka Ee Wasiirka Waxbarashadda Iyo Sayniska Somaliland

Araweelo News Network   Hargyesa(ANN)-Wasiirka wasaaradda waxbarshada iyo Sayniska ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), oo hadal ka jeediyay dafcaddii 17aad ee Arday ka qalin-jebisay Jaamacadda Hargeysa, ayaa ka hadlay dedaalka Waxbarashadda ee Xukuumadda iyo qorshayaasha soo socda ee lagu

Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa Oo Ka Hadlay Munaasibada Dafcadii 17aad Ee Ardayda Ka Qalin-jebisay Jaamacadda

Araweelo News Network   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa, (Hargeisa University) Dr. Maxamuud Yuusuf Muuse, ayaa ka hadlay Munaasibad loo qabtay Dafcadii 17aad ee Arday dhamaystay Waxbarashadda Jaamacadda Hargeysa. Munaasibad loo qabtay Ardaydaa oo maanta lagu qabtay guddaha Jaamacadda, waxa ka qaybagalay,