Month: October 2020
Riyadh Plans $2 Billion Boost for Space Program by 2030
Araweelo News Network Riyadh (ANN)-Saudi Arabia is planning an 8 billion riyals ($2.1 billion) boost for its space program by 2030 under an economic diversification plan that aims to attract foreign investment and create thousands of jobs for young
Madaxweyne Biixi Farriimo Isugu Jira Digniino Iyo Tusaalooyin U Diray Xoghayaha Qaramada Midoobay Iyo Hay’addaha Gargaarka
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay qorshaha xukuumaddiisu ku hakisay wadashaqayntii Hay’addaha Qaramada Midoobay, wuxuuna tilmaamay inay wadaan shirqoollo qarsoon oo lagu dibin-daabyeynayo qarannimada Somaliland sidaa awgeed ay Xoghayaha Qaramada Midoobay uga digayaan waxyaabaha dhaawacaya wada
Qabsoomida Shirkii 7aad ee Gollaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE iyo Go’aamada kasoo Baxay
Araweelo News Network Madaxweyne Biixi Daah-furka Shirka Iyo Arrimaha Uu Kusoo Qaatay Khudbadii Furintaanka Hargeysa (ANN)-Xisbiga KULMIYE , ayaa qabtay Shirka 7aad ee Gollaha Dhexe, kaas oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Kal-fadhigga shirkan oo ay
First Taiwanese East Africa Trade Fair to Open in Hargeisa
Araweelo News Network #Somalilland: Historical Taiwan will kick off a first-of-its-kind trade fair at Grand Haddi Hotel of Hargeisa in the Republic of Somaliland Wednesday. The two-day trade fair, organized by the Taiwan Representative Office in the Republic of
How a Secretive Phone Company Helped the Crime World Go Dark
Araweelo News Network Vince Ramos wanted Phantom Secure to be the Uber of privacy-focused, luxury-branded phones—flood the market with devices, and sort out the law later. Then the FBI investigated him. By. Joseph Cox, Vice Everyone crammed into the
Dawladda Somaliland Oo Joojisay Wada Shaqayntii Qaramada Midoobay Iyo Mashaariicda Hay’addaheeda Ee Guddaha Dalka
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa gebi ahaanba joojisay wadashaqayntii Qaramada Midoobay hay’addaheeda ka hawlgala Jamhuuriyadda Somaliland, iyadoo sidoo kale joojisay mashaariicdii ay hay’addahaasi ka wadeen gudaha Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay Wareegto ku taariikhaysan 25 Oct 2020, isla
Somaliland Orders UN agencies to suspend Operations
Araweelo News Network #Somaliland has suspended the projects of the United Nations agencies in Somaliland. Hargeisa(ANN)-The government of #Somaliland, has suspended all cooperation with the United Nations agencies operating in the Republic of Somaliland, and has suspended the projects of
Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweynaha Somaliland Iyo Safiirka Taiwan Ambassador Allen
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay Ambassador Allen C. Lo, oo ah Safiirka Dalka Tawian u jooga Somaliland. Kulanka oo aan la ogayn arrimaha lagaga wada hadlay, isla markaana ahaa
Somalia: Parliament Endorses the New Cabinet and the Government’s Program
Araweelo News Network Mogadishu (ANN)-Prime Minister Mohamed Hussein Roble commended Parliament for anonimously endorsing the newly formed cabinet and the government’s priority programs with emphasis on national elections, improving security and justice, good governance and the improvement of public service.
Sudan’s International Relations inRegime Change
Araweelo News Network. Tremors of Change Across the Arab World Running Out of Options Falling into the Arab Troika’s Orbit Bashir’s maneuvers